Calendar

Sawirro: Ra,iisul wasaaraha Somaliya oo kaqaybgalay Aaska marxuum Tubeec

Muqdisho_ Waxaa maanta lagu Aasay magaalada Muqdisho AUN. Fanaankii Caanka ahaa ee Soomaaliyeed Maxamed Sulaymaan Tubeec, oo dhowaan ku geeriyoday Germany.

Aaska marxuumka waxaa kaqaybgalay, Ra,iisul wasaraha Somaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, Wasiirka Warfaafinta Mustaf Dhuxulow, Xildhibaano, Fanaaniin iyo dadweyne aad ufarabadan.

Marxuumka ayaa lagu Aasay qabuuraha Iskool Boolisaya, kadib markii maydkisa lagasoo dejiyay garoonka diyaradaha Muqdisho, waxaana salada janasada lagu tukaday goobta lagu Aasay.

Ra,isuul wasaraha ayaa ku sifeeyay fanaanka geeriyoday Halyeeyay geesi ah oo ay ku wayntahay wadaniyada dalka.

DSC04194 DSC04196 DSC04197 DSC04198 DSC04199 DSC04200 DSC04201 DSC04202 DSC04203 DSC04204 DSC04205 DSC04206 DSC04207 DSC04208 DSC04209 DSC04210 DSC04211 DSC04332 DSC04334 DSC04335 DSC04336 DSC04337 DSC04338 DSC04339 DSC04344 DSC04345 DSC04348 DSC04350 DSC04352 DSC04353 DSC04354 DSC04355 DSC043331

Comments

comments

Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: