Calendar

Bus Lagu Qarxiyay Nairobi (Daawo Video)

basi

Buskan oo ku socday magaalada Kampala ee caasimadda dalka Yugaandha ayaa waxa uu ka baxaa mid kamida wadooyinka ugu mashquulka badan bartamaha magaalada Nairobi.

Qaraxan ayaa waxaa wakaaladda wararka ee AFP  u xaqiijiyay mid kamida saraakiisha booliiska oo diiday in magiciisa la xigto maadaama uusan ruqsad u haysan inuu la hadlo warfidiyeenada, waxa uuna sargaalku intaasi raaciyay ineysan kala caddeyn iney arintani tahay shil iyo in kale.

Qaybta Koowaad ee Videoga

Qeybta Labaad ee Videoga

Bartamaha

Nairobi Office

Comments

comments

Category : KENYA, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: