Published On: Sun, Jan 13th, 2013

Chelsea Weli Kama Dhamaan Jaceylkii Ay U Qaadeen Luka Modric

Share This
Tags

Kooxda Chelsea ayaa mar kale dib u soo nooleysay wadahadalo ay la yeelaneyso xidiga kubad sameeyaha kooxda Real Madrid Luka Modric , iyadoo laacibkaan ku fashilmay Real ay Chelsea ku dooneyso qiimo ka yar kii xiligii Tottenham uu joogay ay ku rabeen , iyadoo uu gaarayo 25-milyan oo gini.
Chelsea ayaa xagaagii 2010-kii si weyn isugu dayday soo xero gilinta laacibkaasi balse waxaa gaashanka ku dhuftay damacaas madaxa kooxda Tottenham , waxa ayna xiligaas la waalanayeen aduun gaaraya 40-milyan oo gini.
Baahida Chelsea ayaa soo baxeysa xiligaan iyadoo kooxo kala duwan iyana markaan u wada baahi yihiin waxaana ka mid ah kooxaha United iyo Man City , waxaana lala leeyahay Chelsea waxa ay dooneysa in Modric uu u buuxiyo booska uu baneenayo Frank Lampard oo kooxda ka socda.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Displaying 3 Comments
Have Your Say
  1. Laacibkaan hadey hesho Chelsea waxaa looga cabsi qabaa in ay ku guuleysato Horyaalka dalka Ingiriiska Luka Modric+Lampard+Matta+BA+Oscur+Haz+Toress oo u eg mid fashilmay Chelsea Koox wey tahay.
    Wariye Staff waan kusalaamaa

  2. Runtii Waxba ma usoo kordhinkaro laacibkaan kooxda chelsea maadaama Sumcadiisa ay ku luntay Real Waa idin salamy Bahda Bartamaha

  3. Cali amoore says:

    kkkkkkkkkkkkk wallhi in ay hesho Chelsea Luka Modric Macquul ma ila ahay waana wax lagu qoslo hadiise uu kusoo biiro maxuu usoo kordhin karaa

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";