Calendar

Maamulka Magaaladda Jowhar oo kulan la qaatay kooxaha kubada cagta

jowhhhhkulan ayaa ka dambeeyay ka dib markii qilaafaad hareereeyay ciyaaraha kubada cagta ee jowhar maalmihii dambe ka socday kaasi oo loogu magacdaray isdhaxgalka bulshadda.

Waxaana koobkaas ka biyadiiday inay ka qaybgalaan shankooxood iyagoona tirsaday cadaalad daro waxaan maamulka uu dhinaciisa sheegay in ay shantaan kooxood ay ganaaxeen four and five-na loogu qaaday kulamadooda.

Wuxuuna ibraahim caqiil gudoomiyaha magaaladda jowhar intaa ku daray in bari ay dhicidoonto kulan finaal ah oo ay ku hardamidoonaan kooxaha farjanno iyo nasiib iyadoo maamulkana uu cafis ugu dambayntii ufidiyay shantaas kooxood.

Finaalka bari dhicidoona marka laga soo tago ayaa waxaa soo baxay sideed kooxood oo ku soo baxay seria A oo kala ah farjano, alfurqaan, nasiib, soomaali arts, beetu raxma, sahan, iyo nation.

www.Bartamaha.com

Muqdisho–Somalia

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Hot Now, Sports, Wararka Maanta, Wargelin Show.
« »

Comment: