Calendar

Daawo Mudaharaadyada ka dhacaya dalka Masar (VIDEOS)

Nic532827Mudaharaadyo ba’an ayaa waxay kasocdaan dalka Masar kuwaas oo sababay in la xirxiro dad dhaafaya 1000 oo dhallinyaro u badan. Mudaharaadyadan ayaa looga soo horjeedaa xukuumadda uu hogaaminayo madaxweyne Xusni Mubaarak oo xukunka dalkaas hayay in ka badan 30 sano.

Mudaharaadyadan ayaad moodaa inay u socdaan halkee ay martay midkii la midka ahaa ee ka dhacay dalka Tunisiya todobaadyadii ina dhaafay taasoo sababtay in uu xukunka isaga cararo madaxweynihii dalkaas Tunisiya Zayn Al Abidayn bin Cali.

Hoos ka daawo videoyadan oo cusub ee ka dhacay magaalada Alexandria

Videogan (hoos) waxaa soo tabisay AP Daawo:

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta, World News.
« »

Comment: