Daily Archives: July 11, 2014

Cumar C/rashiid oo loo magacabay safiirka Maraykanka

Bartamaha Muqdisho_ Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh  Maxamuud ayaa umagacabay Ra’iisul wasaarihi hore ee Soomaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke Safiirka Soomaliya ujoogi doona dalka Maraykanka. Wararka ayaa sheegaya in Cumar C/rashiid oo ku sugan dalka Maraykanka lagu wado maanta oo jimce ah … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Weerar markale lagu qaaday deegaano hoostaga jasiirada Lamu Kenya

Bartamaha Nairobi_ Wararka laga helaayo gobalka xeebta ee Kenya ayaa ku waramaya in koox hubaysan maanta oo jimce ah weerar ku qaadeen tuulo ku taala gobalka xeebta oo katirsan Jasiirada Lamu. Wararka ayaa sheegaya in kooxda weerarka qaaday oo gaaraya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hawlgal dad laguso qabtay oo xalay laga sameeyey Muqdisho

Bartamaha Muqdisho _ Ciidamada dowlada Soomaliya oo ay weheliyaan xoogaga AMISOM ayaa habeenkii xalay hawlgal dad lagusoo qab qabtay ka sameeyey xaafada  suuqa xoolaha ee degmada Hiriwaa. Ciidamada ayaa la sheegay intii ay hawlgalka ku jiraan inay la kulmeen israsasayn, waxaana … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maraykanka oo Kenya ka caawin doona ladagalanka Al-shabaab

Bartmaha Nairobi _ Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay inay ka go,antahay sidii Kenya ay uga caawin lahayd la dagaalanka ururka Al-shabaab, oo weeraro xoogan kagastay dalkaasi. Haweynada ah xoghayaha arrimaha dibada maraykanka Linda Thomas Greenfield ayaa ka dhawaajisay in dowlada maraykanku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment