Monthly Archives: June 2014

Al Shabab oo ku hanjabay inay laynayaan Ciidamada Dowladda Bisha Ramdan

BARTAMAHA – Ayadoo shalay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka lagu dilay ilaa Saddex Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya islamarkaana Dilkooda ay Al-shabaab sheegteen ayaa Al-shabaab waxaa ay ku hanjabeen in ay wadayaan Beegsiga Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Afhayeenada Al-shabaab … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Tagged , , , | Leave a comment

Dowlad Islaami ah oo looga dhawaaqay Bariga Dhexe

BARTAMAHA – Dagaal yahanada sunniga ah ee ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Siiriya lana yiraahdo ISIL ayaa bedelay magacii iyagoo ku dhawaaqay maamul cusub oo Islaami ah oo ka hanaqaadaya barriga dhexe. Kooxdan ISIR ayaa u bedelay magaca khilaafada Islaamka … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Tagged , , | Leave a comment

Gabay: Soo Dhoweynta Ramadaanka

Ramadaan Kariim Dhamaantiin daawadayaasheena Barnaamijka Wargelin Show iyo dhammaan Muslimiinta Calaamka. Gabaygan Ramadaanka loo sameeyey nala daawada.

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment

Diyaarad QM leedahay oo Soomaaliya lagu duqeeyay

BARTAMAHA – Sida Wakaaladda wararka Interfax ee dalka Rushka ku taala ayaa qortay maanta in gantaalo lagu weeraray diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo Rush,ka laga leeyahay hase ahaatee Q,M u kiraysan xilli ay dul maraysay hawada meel ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxwayne Xasan Shiikh “Al Shabab kuma camal falaan Diinta Islaamka”

BARTAMAHA – Madaxwaynaha Dowladaa Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay amniga dalka xiliga lagu jiro bisha baraykaysan ee Ramadaan. Madaxwaynaha ayaa sheegay in Al shabab aysan Soomin ayna rabaan inay dadka  cibaadaysanaya khal khalgaliyaan. Kooxda Al-shabaab ee Soomaaliya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

QM iyo Kenya oo iska kaashanaya la dagaalanka argagixisada

BARTAMAHA – Xoghayaha guud ee qaramada midoobe Mr  Banki-moon kadib kulan uu laqaatay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in qaramada midoobe ay u balanqaadeeso dowlada Kenya iney kasaacidi doonto ladagaalanka arga-gixisada. “Inaga iyo dowlada Kenya waxaynu  kawada shaqeyndoonaa Kahortaga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Askar lagu laayay isgooska Dabka Mogadishu maalintii kowaad ee Ramadanka

Sida uu wariyaheena Mogadishu kusoo waramayo ayaa sheegayaa in labo Dhalin yaro ah oo Bastoolado ku hubeysan ay Toogteen labo ka mid ah Ciidanka Taraafikada Somalia oo ku sugnaa Isgooska Dabka Ee Wadada maka al mukarama Ee Magaalada Muqdisho Halkaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al Shabab vows to assassinate anyone attempting to establish regional administration

BARTAMAHA REPORTS – Al Shabab terrorist spokesman Shiekh Ali Mohamud Raage AKA Ali Dhere had warned people trying to establish regional administrations in Somalia to stay away. Ali Dhere, the spokes person of the Al Qaida Linked militants has vowed … read more »

Posted in Bartamaha Repors, Latest Somali News | Leave a comment

Sucuudiga oo joojiyay iibsashada xoolaha Soomaaliya

BARTAMAHA – Warar ka imanaya Sucuudiga ayaa waxa ay sheegayaan in la joojiyey dhoofkii xoolaha nool ee Soomaaliya ee dalkaasi tagayay kadib markii sida la sheegey in cudur ka dilaacay dalkaasi lagana yaabo in uu ka dhashay xoolaha laga keenayo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dekedaha Soomaaliya oo lagu wado in hal maamul loo sameeyo

BARTAMAHA – Dowladda federaalka Soomaaliya oo shaacisay inay ku howlan tahay sidii dakadaha Soomaaliya kuyaal dhamaan u maamuli laheed hal Hay’ad. Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda ee xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya, Yuusuf Macallin Amiin (Baadiyow) ayaa sheegay in wasaaraddu … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

AMISOM sends best Ramadan wished to Somali people

BARTAMAHA – The African Union Mission in Somalia conveys its best wishes to the Somali people as they prepare to observe the holy month of Ramadhan. The AU Special Representative to Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif acknowledged the importance of … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

Kenya oo Africa ka codsatay in si wadajir ah loola dagaalamo Argagixisada

BARTAMAHA  - Xoghaya arrimaha dibeda ee dalka Kenya Aamino Maxamed ayaa beesha caalamka u jeedisay in si wadajir ah looga shaqeeyo dhibaatada argagixisada oo ah mid isku si u saamaynaysa dunida oo idil. Aamino Maxamed oo ku sugan magaalada Malaba ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Raysul wasaaraha Somalia oo galabta u dhoofay Dalka Equatorial Guinea

BARTAMAHA – Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya C/wali Sh Axmed ayaa Galabta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde,waxuuna Dalka  Equatorial Guinea oga qeyb gali doonaa Shir Ururka Midowga Afrika halkaa oga Furmi doona. Ra’iisul wasaare C/wali oo Shir jiraa’id ku qabtay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka xanaanada xoolaha DFS oo boqasho kutegay maxjarada magaalada Boosaso (sawirro)

Boosaaso_ Wasiirka xanaanada xoolaha DFS. Saalim Caliyow Ibrow oo booqasho ku jooga magalada Boosaso ayaa maanta booqasho ukuurgelida kutegay maxjarada xoolaha ee kuyaala magaalada Boasaaso, waxana booqashada kuweheliyey wassiirka xanaanada xoolaha Punland Cabdullaahi Cali Ducaale. Labada wasiir ayaa waxa kusoo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

AMISOM welcomes agreement on Interim Administration for South West Regions of Somalia

BARTAMAHA -  The Special Representative of the Chairperson of the African Union Mission Commission for Somalia (SRCC) Ambassador Mahamat Saleh Annadif has welcomed the agreement in Mogadishu between representatives of the South West-6 Group and the South West-3 Group to … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

Wasiirka waxbarshada Puntland oo kaqaybgelaya shir looga hadlayo waxbarshada caalamka

Wasiirka wasaarada waxbarashada dowlada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa kaqaybgelaya shir caalamiya oo ka dhacaya magaalada Brussles ee dalka Belgium, kaasi oo looga hadli doono sidii loo xoojin lahaa waxbarshada caalamka oo sanadkiiba mar laqabto. Shirka oo socon doona saddex … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliya oo kasoo horjeestay aqoonsiga maamulka saddexda gobal

Muqdisho_ Wasiirka arrimaha gudaha dowlada federaalka Somaaliya C/llaahi Goodax Bare oo waraysi siiyay laanta afka Soomaliga ee BBC-da ayaa kasoo horjeestay heshiiskii shalay lagu aqoonsaday maamulka saddexda gobal. Wasiirka ayaa sheegay in marki hore si khaldan loo maray maamul usamaynta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland oo xukuno kala duwan ku riday Edaysanayaal (sawirro)

Boosaaso_ Edeeysanaysha la horkeenay maxkamada ayaa loo haystay falal ay kamid yihiin, gaadiid urarna WFP oo lagu gubay duleedka Bosaso, askar dil gaysatay iyo rag lala xiriirinayay inay la shaqaynayeen Al-shabaab. Tirada dadka loo haystay falkan gaadiidka la gubay ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Somaliya oo kahadlay dagaal beeledyada ka dhacaya gudaha dalka

Muqdisho_ Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kahadlay dagaal beeleedyada ka dhacay deegano kamid ah koonfurta Somaliya, waxaana uu madaxweynuhu sheegay in talaaboyinkasi ay ka faa,idaysan karaan xarakada Al-shabaab. Madaxweynaha ayaa ka digey in lataageero dagaal beeledyada, isagoona ka codsaday … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Puntland oo soo dhoweysay aqoonsiga maamulka saddexda gobal

Dowlada Puntland waxa ay soo dhaweynaysaa aqoonsiga la aqoonsaday Maamulka Koonfur Galbeed ee ka kooban Saddexda Gobol ee kala ah Bay, Bakool iyo Shabeelada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Dowlada Puntland waxa ay cadaynaysaa Dhismaha Maamulka ka kooban Saddexda Gobol in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment