Daily Archives: July 14, 2014

Over 200 Turkish workers are evacuated from Mogadishu due to insecurity

(Bartamaha) – Just days after Turkey ordered it’s Humanitarian and developmental organizations to suspend operations in the Somali capital due to the increasing insecurity, Turkish government has started withdrawing their staff from Mogadishu back to Turkey, Turkish foreign ministry say. … read more »

Posted in Bartamaha Repors, Featured | Leave a comment

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa Spain kula kulmay Madrid

(Bartamaha Madrid) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kula kulmay Magaalada Madrid ee caasimadda dalka Spain dhiggiisa Arrimaha Dibadda José Manuel García-Margallo oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal . … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Driving home the mine risk message in Somalia

  By Richard Jones (DEVEX) “If you don’t touch them, they can’t hurt you — it’s as simple as that.”  That’s the advice from Stephen Saffin, head of operations at The Development Initiative, which provides land mine and unexploded ordnance … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Columbus: Somalis fear violence on North Side

Hamdi Yusuf was sitting in her second-floor bedroom at the Capital Park Apartments when a bullet blasted through her window and smashed into her right cheekbone. Her father, Abdi Burale, was downstairs. “It was a shock,” Burale said through an … read more »

Posted in Ohio | Leave a comment

Ilka -Xanaf ” AMISOM waa diiday Inay Amaankeena sugto”

Bartamaha Muqdisho_ Guddomiyaha Maxkamada sare ee Soomaliya Caydiid C/llaahi Ilka-xanaf ayaa ku eedeyey ciidamada AMISOM inay ka gaabiyeen sidii ay usugi lahaayeen amaanka Hay,addaha Garsoorka dalka. Ilka-Xanaf oo waraysi siiyey Laanta afka Soomaliga ee VOA-da ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Gaas oo qaabilay saraakiil ka socota QM. (sawirro)

Bartamaha Garowe_ Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Xiriiriyha Barnaamijka ladagalanka Dambiyada Ka  dhaca Badaha Geeska Afrika iyo Indian Ocean Mr Alan Cole iyo Ku Xigeenka Barnaamijka UNODC ee Soomaaliya Haweenayda lagu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Sarkaal katirsan Nabadsugida oo muqdisho lagu dilay

Bartamaha Muqdisho_ Kooxo hubaysan ayaa saaka weerar ku qaaday gaari ay lasocdeen saraakiil katirsan Hay’adda Nabad-sugida oo marayey degmada Xamar Jajab ee gobalka Banaadir. Wararka ayaa sheegay in weerarka lagu dilay labo ruux, halka mid kalena lagu dhaawacay, waxaana dadka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xog la helayo iyo cabsi soo kala dhexgashay Madaxda dalka

Wararka aanu ka heleyno Aqalka Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxa ay kuwaramayaan in Madaxda ugu sareyso Dalka ay soo kala dhexgashay cabsi xoogan oo dhanka Amaanka ah ka gadaal markii maamo ka hor ra’isul-wasaare C.wali uu ka bad-baaday weerar … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka Darstuuura: “In dib loo eego Dastuurka waxa ay kamid tahay Hormarka…”

War-saxaafadeed:–Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh C.qaadir oo ka hadlay kulan ay soo qaban qaabiyeen wasaarada uu Madaxda u yahay iyo xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxa uu wax lagu faano iyo Hormar uu ku tilmaamay in dib u … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gudoomiyaha Degmada C.Casiis oo baaq u diray Haweenka ku…

Gudoomiyaha Degmada C.Casiis ee Gobolka Banaadir Mudane C.Casiis Cusmaan Muxuyidiin Cali  ayaa waxa uu maanta baaq u jeediyay Haweenka ku nool Degmadaasi. C.Casiis Cusmaan Muxuyidiin Cali ayaa haweenka ugu baaqay in ay ka qeyb-qaataan Sugdiga Amaanka ee Degmada, iyo Guud … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

JARMALKA OO KU GUULEYSTAY KOOBKA ADDUUNKA 2014 (Sawirro)

Koobkani Jarmalka wuxuu u noqonayaa  koodii Afaraad. Daqiqaddii 112aad: Mario Götze ayaa Goolka u dhaliyey Jarmalka.

Posted in Featured, World Cup 2014 | Leave a comment

VIDEO: Germany Wins The 2014 World Cup After A Goal By Mario Götze

RIO DE JANEIRO – Germany became World Cup champion for the fourth time on Sunday night, and the first European team in history to clinch soccer’s greatest prize on South American soil. It did so courtesy of a winner deep into extra … read more »

Posted in VIDEOS, World Cup 2014 | Leave a comment