Daily Archives: July 17, 2014

Wasiiradii Hore ee Arimaha Dibadda Soomaaliya oo si kulul uga hadashay Eedayntii UN-ka

BARTAMAHAWasiiradii Hore ee Arrimaha Dibada ee Soomaaliya Fowziyo Xaaji Aadan  oo hadana ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa si kulul oga Jawaabtay Eedeen oga timid Hay’ada QM u qaabilsan Cuna qabateynta Wadamada Soomaaliya iyo Eletaria ee Monitoring Group.  Waxay Sidoo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

VIDEO: Malaysian Airlines Flight MH17 Shot Down Over Ukraine

A passenger plane carrying 295 people had been shot down in Ukraine on Thursday, said the Ukrainian interior minister. Separately, Malaysia Airlines confirmed it lost contact with flight MH17 from Amsterdam about 30 miles from the Russia-Ukraine border on Thursday. … read more »

Posted in World News | Leave a comment

Madaxweynaha oo lugu eedeyey shirqoolka weecinta hanti ay Soomaaliya leedahay (Warbixin)

  Muqdisho (Bartamaha) Warbixin ka soo baxday kooxda Qaramada Midoobay uqaabilsan xayiraada xaga hubka ah ee saaran Soomaaliya iyo Eretria ayaa lugu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud,wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya,Fowsiyo iyo shirkad laga leeyahay dalka Marekanka inay shirqooleen … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Qoraaga Cabdiqaadir Oromo oo ku geeryoodey London

London (Bartamaha) Magaalada London isbitaal ku yaalla waxaa xalay ku geeryoodey allaha u naxariste /qaadir Cismaan oo loo yiqiinnay Oromo oo ka mid ahaa qorayaasha Soomaliyeed ee qoraallada badan ka sameeyay colaadaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Waxaa la sheegay inuu qoraagu la … read more »

Posted in UK & Europe | Leave a comment