Daily Archives: July 10, 2014

Dooni urarneed ganacsato Soomaliyed oo degtay

Bartamaha Bosaso_ Dooni urarneed ganacsato Soomaliya oo kusoo jeeday dekedda magaalada Boosaaso ayaa la ogaaday inay ku degtay badda udhexaysa dalalka Yaman iyo Cumaan. Wasiirka dekaddaha iyo gaadiidka badda Puntland C/llaahi Jaamac Saalax ayaa warbaahinta usheegay in doonida degtay ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Cali Dheere oo kawarbixiyey weerarkii ay ku qaadeen madaxtooyada

Bartamaha Muqdisho - Afayeenka ururka Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa kawarbixiyey weerarkii ay kooxdiisu ku qaaday xarunta madaxtooyada Soomaliya hal habeen ka hor. Cali Dheere ayaa sheegay in kooxdiisu ay gudaha ugaleen madaxtooyada, isala maarkasna ay muddo saacado … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Guddi heer wasiiro ah oo loo saaray sanad guurada Puntland

Maanta oo ay taariikhdu tahay 10 bisha july 2014 waxaa xarunta madaxtooyada puntlnad ku shiray golaha wasiirada dawladda puntland shirkaas oo khamiis’le ah iyadoo dood dheer iyo falanqeyn laga yeeshay xaalada dalka, ka dib waxaa ka soo baxay qodobada hoos … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dagaal labo beelood ku dhexmaray gobalka Hiiraan

Bartamaha Beledweyne _ Wararka aan ka helayno gobalka hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa ku waramaya in dagaal udhexeeya labo beelood uu ka dhacay manta deegaanka Diifow oo katirsan degmada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Dagaalka ayaa lagusoo waramaya inuu gaystay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Midowga Afrika oo wakiil cusub usoo magacawday Soomaliya

Bartamaha Muqdisho_ Ururka Midowga Afrika ayaa ergay cusub usoo magacabay Soomaliya iyo hogaanka AMISOM, waxaana uu bedeli doonaa ninki horay xilkaan iskaga casilay Mohamet Salah Anadif. Ergayga cusub oo udhashay dalka Nigeria ayaa lagu magacaaba Maman Sadikou, waxaana la sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kooxo hubaysan oo nin ganacsade ah ku dilay magalada Gaarisa

Bartamaha Gaarisa _ Kooxo hubaysan ayaa gelinkii dame ee shalay Nin ganacsade ah ku dilay magaalada Gaarisa ee xarunta gobalka Waqooyi Bari Kenya. Ganacsadaha la dilaya ayaa la oran jiray Maxamed Indho-buur, waxaana kooxdii dilka gaysatay mid kamid ah gacanta ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

VIDEO: Argentina Defeats Netherlands, Advances To World Cup Final

Argentina advanced to the World Cup final tonight after overcoming the Netherlands on penalty kicks after the game ended 0-0 following 120 minutes of play. The Argentines will play Germany in the final on Sunday at Maracana Stadium in Rio de Janeiro. … read more »

Posted in Featured, World Cup 2014 | Leave a comment