Daily Archives: July 8, 2014

Faah faahin ku saabsan weerarkii madaxtooyada iyo Alshabaab oo sheegatay

Bartamaha Muqdisho – Ururka Al-shabaab ayaa si cad usheegatay mas’uuliyada weerarkii caawa lagu qaaday madaxtooyada Soomaliya, oo uu khasaare ka dhashay. Afhayeenka dhinaca hawlagalada  ururka Al-shabaab Sheekh Abu- Muscab  ayaa warbaahinta usheegay in weerarku uu ahaa mid qorshaysan, waxaana uu intaasi … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Somali presidential compound attacked, president safe

MOGADISHU, July 8 (Reuters) – Islamist militants attacked Somalia’s presidential compound on Tuesday with a car bomb and gunmen broke through a perimeter wall but were repulsed by security forces, and the president was not there at the time, the … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Al-shabaab oo weerar toos ah ku qaaday madaxtoyada Somaaliya

Bartamaha – Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar toosa ku qaadeen madaxtooyada Soomaliya, iyadoona wararku sheegayaan in khasaare uu ka dhashay. Weerarka ayaa dhacay kadib xiliga afurka waxaana uu ka bilowday … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shir Amniga looga hadlayey oo Madaxtooyada ka dhacay

Saddexda mas’uul ee ugu sareeya dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa qaatay shir muddo saacado ah socday,waxaana ay ku fallan-qeeyen xaaladda amni ee dalka gaar ahaana Muqdisho oo toddobaadyadii ugu danbeeyey ay ka dhacayeen weerarro iyo dilal. Kulanka madaxda waxaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

VIDEO: Muuqaalka Ninkii isku qarxiyey Hotel Maka Al Mukarama CCTV

Dhagarqabahan ayaa lagu magacaabaa Caawiye, wuxuuna ka yimid magaalada Burco ee Waqooyiga Soomaaliya, wuxuuna doonayey inuu isku qarxiyo gudaha hoteelka Maka Al Mukarama. Daawo

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland oo xafiiskisa ku qaabilay safiirka Talyaaniga ee Soomaliya (war Saxafadeed)

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku soo dhaweeyay Safiirka Dalka Talyaaniga u jooga Soomaaliya Ambassador Marcelli. Madaxwayne Dowladda Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo la Hadlay Warbaahinta ayaa tilmaamay in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Horjoogayasha Xisbiga mucaaradka dalka Kenya ayaa xukuumada ugu baaqay in ciidamada dalkaasi lagasoo saaro  Soomaaliya, kadib weeraro dad badani ay ku dhinteen oo ay Al-shabaab ka gaysatay Kenya. Hogaamiyaha Isbahaysiga mucaaradka oo ka hor hadlayey kumanaan Kenayan ah ayaa sheegay … read more »

| Leave a comment

Maxamed Khalaf Aadan Shongole Oo Xalay Ku Geeriyooday Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Khalaf Aadan Shongole oo ahaa qabiir isboorti islamarkaana ahaa kabtanii ugu horeeyay ee Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ah, waxaana lagu xusuustaa allaha u naxariistee howlo badan oo la … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaan Katirsanaa Baarlamankii KMG, ahaa Oo muqdisho lagu toogtay

Kooxo hubaysan ayaa maanta dil ugu gaystay magaalada Muqdisho Xildhibaan horay uga mid ahaa Baarlamankii KMG ahaa, kaasi oo lagu magacaabi jiray Cumar Bagadi. Goob joogayaal ayaa usheegay warbaahinta in dilka Xildhibaanku uu ka dhacay agagaarka gurigiisa oo ku yaala … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

AFROPEAN STYLE: Thrifting with Dualleh Abdulrahman

Self-made fashionista Dualleh Abdulrahman is both Afropean in heritage and style. A designer, photographer and stylist, Dualleh talks to Tommy Evans about how he creates his signature look, how he remains dapper on a thrift shop budget and what it’s … read more »

Posted in Diaspora | Leave a comment

Somali Camel Trade in Danger

THE Saudi economy may run into problems if the MERS virus — which has killed hundreds of people in the kingdom — is scientifically proven to have been carried by camels imported from the Horn of Africa, particularly Somalia. The … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

VIDEO: Sometimes those who have less give more

  One man’s video shows how he found charity in perhaps the most unexpected of people.  

Posted in VIDEOS | Leave a comment

United Nations: (AFP) –  War-torn Somalia is sliding back into an acute hunger crisis with parts of the capital facing emergency levels just short of famine, the United Nations warned on Monday. “Somalia’s food security crisis is expected to worsen … read more »

| Leave a comment

Somali Man sentenced to 5+ years for attempting to smuggle €40,000 Cocaine

A Somalian refugee who was attempting to smuggle more than €40,000 of cocaine into England via Dublin has been given a five and a half year sentence. Ibrahim Mohamed (34), who had been granted asylum in the UK in 2001, … read more »

Posted in Featured, UK & Europe | Leave a comment