Daily Archives: July 9, 2014

Ra,iisul wasaaraha oo magacaabay Agaasimaha Hay,adda Nabad sugida

Baratamaha Muqdisho - Ra’iisul wasaaraha dowlada Soomaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa si rasmiya ugu magacaabay Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugida C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), oo horay u ahaa safiirka soomaliya ee dalka Ingiriiska. Magacabista Sanbaloolshe ayaa waxaa ogolaaday madaxweynaha Soomaliya … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Twin schoolgirls who ran away to Syria named as star pupils

Two British schoolgirls who ran away to Syria have been identified as star pupils who had 28 GCSEs between them.Twins Salma and Zahra Halane sneaked out of their home during the night while their family slept two weeks ago.The 16-year-old … read more »

Posted in Featured, UK & Europe | Leave a comment

Toronto teacher shot, killed after stepping outside to move car

A Toronto teacher who was gunned down early on Tuesday morning had just stepped out to move his car when he was fatally wounded. Abshir Hassan, a 31-year-old substitute teacher, had been hosting friends at his apartment when he left … read more »

Posted in Canada [Diaspora] | Leave a comment

Madaxweyne Gaas oo kaqaybgalay Aaska Wasiirki hore ee Warfaafinta

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Galinkii Dambe ee manta ka qayb galay Aaas Qaran oo loo sameeyay Marxuum Abwaan Axmed Shiikh Jaamc oo ahaa Wasiirki Hore ee Warfaafinta Puntland kuna geeryooday Magaalada Garoowe. Aaska loo sameeyay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

PHOTOS: The Aftermath of the Attack of Somali presidential compound

The Al Shabaab militants launched a two-pronged attack on the presidential complex, police said, setting off a large bomb at the rear of the compound and then storming in via another entrance. The attack came shortly after the start of … read more »

Posted in Bartamaha Repors, Featured, Photos | Leave a comment

Dowlada Talyaaniga oo deeq Caafimaad ku wareejisay Puntland (sawirro)

Bartamaha Garowe_ Dowlada Talyaaniga ayaa maanta ku wareejisay maamulka Puntland Qalab Caafimaad oo isugu jira Dawooyin, Sariiraha Isbitalada iyo qalab xaafiseed oo loogu tala galay Isbitaalka Guud ee magaalada Garoowe. Madaxweynaha dowlada Puntland, Safiirka dowlada Talyaniga ee Somaliya iyo xubno … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirkii hore ee warfaafinta Puntland oo ku geeriyoday Garoowe

Bartamaha Garowe_ Qoyska wasiirkii hore ee warfaafinta Puntland Axmed Sheekh jaamac ayaa lagasoo xigtay inuu maanta  ku geeriyoday magaalada Garoowe. Wararka ayaa sheegaya in marxuumku uu xanuun sanaa inkastoo la xaqiijin karin xanuunka uu u geeriyaday Marxuum Axmed Sheekh Jaamac. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Degmada Guriceel oo lagu qabtay gaari sida walxaha Qarxa

Bartamaha Guriceel_ Ciidamada Amaanka ee degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud ayaa laguso waramayaa inay gacanta ku dhigeen gaari lagasoo buuxiyey walxaha qaraxa oo ladoonayey in lagu waxyeeleyo amaanka magaalada. Ciidamada ayaa gacanta ku dhigay gaarigaan xili uu marayey Kantaroolka magaalada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Nin Abuukaate ah oo maanta lagu dilay magaalada Muqdisho

Bartamaha Muqdisho_ Kooxo hubaysan ayaa maanta ku toogtay degmada Dharkenlay ee gobalka banaadir nin Abuukaate ahaa oo magaciisa la oran jiray Xabad Kaas, iyadoona ay goobta ka baxsadeen kooxdii dilka gaysatay. Goob joogayaal ayaa ku waramaya in dilka abuukataha ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka Amniga oo la magacaabay iyo Saraakiil xilka laga qaaday

Baratamaha Muqdisho_ Wasiirka warfaafinta dowlada Soomaliya Mustaf Dhuxullow ayaa war baahinta u akhriyey Digreeto kasoo baxaday xafiiska Ra’iisul wasaraha Soomaliya, oo loogu magacabay wasiirka Amniga Khaliif Axmed Ereg. Wasiirka ayaa sido kale war saxafadeedka ku sheegay in xilka laga qaaday Taliyihii … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowlada Soomaliya oo kahadashay weerarkii xalay lagu qaaday madaxtooyada

Bartamaha Muqdisho_Wasiirka Warfaafinta dowlada Soomaliya Mustaf Axmed Dhuxullow oo saaka shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin kabixiyey weerarkii xalay Al-shabaab ku qaaday aqalka madaxtooyada. Wasiir dhuxullow ayaa sheegay in dadka weerarka soo qaaday ay ahaayeen afar ruux … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Daawo: Germany oo Brazil Cagta Marisay 7-1 Semifinalka

Iyadoo uu ka maqan yahay Kabtankooda Thiago Silva iyo Ciyaaryahankooda caanka ah Neymar Jr ayaa Brazil waxay maanta foodda is dareen dalka Jarmalka, Kulankoodii Semi Final-ka. Laakiin cid u malaynaysay inay sidaan loo geli doono Brazil ma aysan jirin. 5 … read more »

Posted in Featured, World Cup 2014 | Leave a comment