Published On: Sun, Jan 27th, 2013

Di Matteo Oo Ku Qal-qaalinaya Frank Lampard In Kooxda Lazio Ku Biiro

Share This
Tags

Tababarihii hore ee Chelsea aaya Roberto Di Matteo ayaa ku qal qaaliyay laacibka qadka dhexe ee Chelsea Frank Lampard in uu ku biiro kooxda Lazio marka uu qandaraska u dhamaado.

Roberto Di Matteo ayaa horay kooxda Lazio ugu soo ciyaaray sedex sano waxa uuna aaminsan yahaay in Lampard uu kooxdaas anfacayo.

Waxa uu tababaraahan reer Italy sheegayaa in uu aaminsan yahay in Frank illaa iyo laba xilli ciyareed uu la sii ciyaaro karo kooxda Lazio  oo qudhooda doonaya gool hayahaas.

Frank Lampard ayaa si weyn loola xariirinayaa in kooxda uu ka tagayo iyadoo xita maamulka ku war giliyeen in koox kale uu raadsado .

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";