Calendar

Khalad: Fuustooyinkan Caan ayey noqdeen Ee Dowlada maxay ku soo ridatay?!! (Yaab Cusub)

fuusto shabeele

Bartamaha (Nairobi):- Qof walba ee doonaya Fahamka iyo la socodka warbixintan waxa uu ogaan karaa markii uu eego Sawirka astaanta u ah oo ah mid Micnaha oo dhan Xambaarsan.

Bal Eeg oo dhadhanso Micnaha sawirka sido waxaana qof walba oo sharciga iyo Shuruucda Saxaafada soo bartay uu durbaba bixinayaa jawaab culus ,waxaana qof walba oo aqoon u leh hababka qoraalka u soo baxaya astaan qaldan oo la siiyay warbixinta maadaama sawir aan la ogayn waxa uu tilmaamayo loo saaray.

Khaladkan Cad ayaa waxaa gashay SHABELLE.NET  iyadoo tudubaadkan bilowgiisa Khaladkan aanu ku qabanay RADIO MUQDISHO.

Bartamaha Media oo inta badan jecel in Bulshada Soomaaliyeed uu farta ugu fiiqo wax walba oo qaldan iyo Tilmaamaha hormarka leh ayaa Todobaad gudihiis ku guulaystay Fadeexad aqooneed soo kala wajahay Idaacada Qaranka Ee Radio Muqdisho iyo Shabakada Warbaahinta Ee Shabeele.

Waxaan Cadaynaynaa oo aan soo Bandhigaynaa in Radio Muqdisho ay qaateen Qaladkooda Maalin ka dibna ay badaleen Sawirkii qaldanaa oo aan ku qabanay qaladkoodana tusnay Bulshada.

Muuqaalka Khaladka Shabelle.Net:-

fuusto shabeele

Khaladkii RADIO MUQDISHO:-

Khalad cad


Link-gan waa markii ay Maalintii danbe saxeen Qaladkii Radio Muqdisho:-

http://www.radiomuqdisho.net/news/wararka/2773-wasiirka-maayaasha-cdanta-iyo-biyaha-qbarakacayaasha-biyo-ayaan-siineynaaq.html

www.BARTAMAHA.COM

Tusiyaha Tubta toosan


Comments

comments

Category : Featured, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: