Calendar

KHALAD:- Dowlada Maxay siin rabtaa Barakacayasha ??!!(La Yaab).

Khalad cadBartamaha (Muqdisho):-  Halkan ka eeg Qoraal qaldan oo Ku soo baxay bogga RADIO MUQDISHO.

Qofkii arkaa waxa uu ku qosli doonaa Cinwaanka Website-ka Radio Muqdisho u sameeyay warkan iyo Muuqaalka Sawir ee loo adeegsaday.

Xasuusin Cinwaan:- Wasiirka Macdanta iyo Biyaha “Barakacayaasha Biyo ayaan siineynaa”.

Barakacayaasha Halkii biya laga siin lahaa ayay Oil (SALIID) ka siinayaan qeybta Wararka u baahisa Dowlada KMG ah  Soomaaliya Ee lagu magacaabo RADIO MUQDISHO

Warka Qosolka leh Link-giisa :-

http://www.radiomuqdisho.net/news/wararka/2773-wasiirka-maayaasha-cdanta-iyo-biyaha-qbarakacayaasha-biyo-ayaan-siineynaaq.html


www.BARTAMAHA.COM.

Comments

comments

Category : Featured, Photos, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: