Calendar

RW Putin ma ogtahay inuu heesi karo? (VIDEO)

putinHees waxaa lagu yiqiinay in fanaaniintu inta soo istaagaan masraxa ay dadka deeqsiiyaan codadkooda hallaasiga ah, Siyaasigana waxaa lagu yiqiin in marxaladaha adag ee dalalkooda ay inta ay u kuurgalaan galiyaan caqligooda iyo mararka qaarkood xoogooda.

Haddaba Raiisal wasaaraha Ruushka Vladmir Putin oo ahaa nin haysta suunka madow ee Karate-ga, laguna yiqiin farda fuulka iyo waxyaabo kale ayaa wuxuu maanta dadka tusayaa in haddii uu damco in hablaha uu qalbigooda galo ay taasi tahay mid uu hal hees oo kaliya ku qaadan karta. Macaanaanta codkiisa iwm idinkaan idiin daynay.

Daawo Putin oo qaadaya heesta Blueberry Hill.

Comments

comments

Category : VIDEOS.
« »

Comment: