Calendar

[SAWIRO] Wasiirka Hormarinta caalamiga ee Norway oo booqday Muqdisho

Wasiirka Hormarinta caalamiga ee Norway Heikki Eidsvoll Holmås ayaa booqday magalada Muqdisho, isagoona la kulmey madaxda sarsar ee dowlada federalka.

Madaxweynaha dowlada federalka ayaa ku qaabilay wasiirka hormarinta Norway xafiiskiisa iyadoona ay ka wada hadleen xiriirka labada dalka iyo howlaha kala duwan ee hormarinta ee Norway ka sameynayso Soomaaliya.

Heikki Eidsvoll Holmås ayaa sidoo kale la kulmey gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari oo ka wada hadleen caawinadda ay Norway siinayso Soomaaliya.

Wasiirka hormarinta Norway ayaa safarkiisa uu maalin qaatey ayaa ka duuley magalada Muqdisho.

SAWIRO

[slidepress gallery='wasiirka-hormarinta-caalamiga-ee-norway-oo-booqday-muqdisho']

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: