Published On: Thu, Jan 10th, 2013

Shir Kismaayo ka dhici doona

Share This
Tags

Qaban qaabada shir weyne la filayo inuu la dhaco magalada Kismaayo ayaa si weyn waxa u wada maamulka KMG-ka ee gobolka Jubooyinka.

Shir jaraa’id uu ku qabtey magalada Kismaayo, Gudoomiye-xigeenka maamulka KMG ee magalada Kismaayo ka arimiya Yaasiin Nuur Gaas (Raadeer) ayuu ku sheegay iney socoto qaban qaabadii ugu danbeysay ee lagu donayo inuu shirka ku dhaco.

Yaasiina yaa xusay in xubnaha la qeyb gali lahaa shirka ee lagu casuumay ay jiraan qeybaha kala duwan ee gobolka si ay wada tashiyo ula soo sameyaa qeybaha kala duwan ee dadweynaha.

Khilaafyo badan ayaa ka dhashey maamul u dhisida goboladda Jubooyinka tan iyo markii magalada Kismaayo ay kooxda Al Shabaab ay ka qabsadeen huwanta ka koobaan ciidamada dowlada oo biratarayaan kuwa AMISOM ee Kenya ka socda iyo jabhadda Raskambooni.

Balse hada, labada dhinac ee dowlada iyo kooxda Raskambooni uu hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa sheegaya inuu dhamaaday khilaafkii oo labada dhinac ay isku meel wax u wada wadaan.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";