Calendar

Madax ka socoto Galmudug oo tagtey Muqdisho

Wafdi balaaran uu hogaaminayo madaxweynee ku xigeenka maamulka Galmudug Cabdisamad Nuur Guuleed ayaa gaaray magalada Muqdisho.

Wafdiga ayaa waxa kamid ah gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug iyo 5-xubnood oo golaha wasaaradda.

Inta ay joogaan Muqdisho waxa ay la kulmi doonaan madaxda sarsare ee dowlada oo ka wada hadli doonaan xaaladihii ugu danbeyay ee goboladda dhexe iyo hormarinta deeganadda Galmudug.

Dhawaan ayaa maamul goboleedka Galmudug iyo maamulka Ahlu Suna ee labadaba ka wada taliya goboladda dhexe waxa ay gaareen heshiis hor dhac oo doonayaa iney ku dhisaan maamul goboleed loo dhan yahay oo goboladda dhexe ka howl gala.

 

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: