Calendar

Xaaska Sneijder oo sheegtay inuu ninkeedu usii socdo Manchester United

  1. Waxay cadaysay “Yolanthe Sneijder-Cabau” gabadha laacibka xulka qaranka Holand iyo kooxda Inter Milan, in ninkeedu ka tagi doono San Siro suuqa  ”Mercato” ee bisha January.

Dhinaca kalena  waxa uu yahay mustaqbalka kooxdiisa mid mugdi ah, ka dib markii uu diiday inuu heshiiskiisa dhimo halkaso khilaafad ka dhex dhalisay naadiga inter.

 

Waxay ku dartay Cabau in Sneidjer oo 28 jir ah uu ka maqnaa kooxda muddo saddex bilooda, uu ka maqnaana tababarka kooxda  ka hor Christmas day-ga, halkaasoo uu fasax qaatay, waxana  la filayana in Manchester United ka badbaadiso ciyaaryahankan uu biijku daashaday.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: