Calendar

Xavi: waan la yaabay fadhiisinta Casillas

Iker_Casillas_and_Xavi_Euro_2012_trophy

Mar la waydiiyay Captainka labaad ee kooxda Barcelona ra’yigiisa kusaabsan fadhiisinta saaxiibka xulka qaranka ee Iker Casillas, ciyaartii Real Madrid la dheelayeen kooxda Malaga, kaaso tilmaamay inuu la yaabay arintaasi.

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Jose Mourinho ayaa fadhiisiyay Captainka kooxda halkasoo la ciyaarsiiyay gool hayahiisa badalka ah ee Antonio Adan, isagoo u tilmaamay mushkilado khusaysa masuuliyiinta kooxda.

 

waxa uu yiri Xavi ” aadban ula yaabanay waxa ku dhacay Iker,muxu u ciyaari waayay Casillas? ma mid ka fiicanbay haystaan?, waa su’aalo u baahan in la waydiiyo tababaraha” ayuu kusoo gabo gabeeyay hadalkiisi.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: