Category Archives: Comedy

Daawo Seth Meyers oo Donald Trump baabi’iyay (VIDEO)

Habeenkii xalay ahaa ayaa waxaa jiray habeenkii  cashada suxufiyiinta Maraykanka ee sanadlaha ahaa ee ka dhici jiray Aqalka cad ee Maraykanka “White House Correspondent Dinner”. Habeenkaan ayaa waxaa lasoo martiqaadaa qof majaajiliiste ah, Sanadkaan ayaa waxaa lasoo martiqaaday Seth Meyers … read more »

Posted in Comedy | Leave a comment

5 sawir oo lagugu Dabi karo. Iska Ilaali (Sawiro)

Bartamaha — Maalin walba markaad marayso jidadka xaafadaada ama aad internetka furto waxaad arkaysaa waxyaabo badan oo dalabaad ku weydiinaya, inkastoo qaarkood ay ku anfici karaan laakiin ma ogtahay inay jiraan kuwo badan oo loogu talo galay in lagugu dhaco … read more »

Posted in Comedy, Wararka Maanta | Leave a comment

Tuug rabay inuu gubo meel oo ceebi ka raacday (VIDEO)

Laba nin oo doonayay inay gubaan Bar ku yaala xaafadda Crawley, West Sussex Ingriiska ayaa dabkii balaayo ka raacday. Amir Cali iyo saaxiibkiis oo doonayay inay dab qabadsiiyaan Bar ay u ciil qabeen ayaa markii Amir saaxiibkiis uu dhalo holcaysa ku … read more »

Posted in Comedy, VIDEOS | Leave a comment

Two-year-old boy Ardi Rizal smokes 40 cigarettes a day (VIDEO)

Ardi got his first taste for tobacco when his father Mohammed, a 30-year-old fishmonger, gave him a cigarette when he was a year and a half old – and now he throws tantrums if he can’t doesn’t get his 40 … read more »

Posted in Comedy | Leave a comment

Haddii Baarlamaanka Soomaliya uu dagaal caan ku ahaa daawo Sawirada dagaal aan waxba la isku reeban oo dhax maray Baarlamaanka dalka Ukraine.

Kalfadhigii caadiga ahaa ee Baarlamaanka dalka Ukraine oo looga doodayay in balaarin lagu sameeyo heshiiska Dowladda Ruusha iyo Ukraine ee Dowladda Ruusha ay dhul ama xarun ciidan kaga Kiireestay dalka Ukrain. Baarlamaanka dalka Ukrain ayaa u codeeyay in ciidanka Ruushka … read more »

Posted in Comedy, Featured, Madadaalo | Entertainment, Photos, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Qosol Iyo Qaxwe Abdihakin BR (Somali Comedy)

Minneapolis: Haa showgii labaad ee ay idiin soo bandhigijireen 1st cup iyo www.Bartamaha.com waxaa habeenka sabtida lagu qabtaa showgan makhaayada 1stcup.

Posted in Comedy, Featured, Latest Somali News, Minnesota, The Story, VIDEOS, Wararka Maanta | 4 Comments

Qosol iyo Qaxwe (Somali Comedian) Abdihakin BR (Daawo)

Minneapolis MN: Habeenka Sabtida waxay Bartamaha iyo 1stCup Cafe soo bandhigaan habeen ka fanka qasatan Qosolka iyo majaajilada Waxaana soo Bandhiga Abdihakin BR wiigan wuxuu ka hadalayaa Mowduucyo Culculus oo dad badani ku qoslidoontaan habeenka sabtida iska soo xaadiri 1stcup … read more »

Posted in Comedy, Madadaalo | Entertainment, Minnesota, VIDEOS, Wararka Maanta | 12 Comments

Barnaamij loo qabanayo Fanaanka Boon Xirsi oo indha beelay magaalada Ohio

Ohio: Jilaa caan ah oo wax badan ka qosliyey Soomaalida, oo ku sugan Magalada Hargaysa ayaa waa dhawayd laga galay indhan isagoo ka bacdina indha beelay. caafimaadka indha ee Boon Xirsi oo la sheegay in wax laga qaban karo laakiin … read more »

Posted in Comedy, Ohio, Wararka Maanta | 1 Comment

George Bush oo Bill Clinton u isticmaalay istaraasho (VIDEO)

Maxaa ka dhacay Port-au-Prince markii ay madaxweynayaashii hore ee maraykanka George Bush iyo Bill Clinton joogeen goob ay kula kulmayeen dadkii ku tabaaloobay dhul gariirkii ka dhacay dalka Haiti?. Madaxweyne George Bush mar uu salaamayay dadweynihii halkaas isugu yimid ayaa … read more »

Posted in Comedy, VIDEOS, Wararka Maanta | 1 Comment

Wasiirka Maaliyadda oo ku daalay dabasocodka Madaxweyne Shariif (Video)

Bartamaha — Asluubta ayaa ku jirta in hadaad madax tahay aad iska ilaaliso khaladaadka marka camera-da lagaa duubayo. Wasirka Maaliyadda Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Adan oo dadkoo dhammi ay is weydiiyaan muxuu mar walba ula taagan yahay Madaxeweynaha, meel kastana … read more »

Posted in Comedy, VIDEOS, Wararka Maanta | 15 Comments

Conan O’brien oo ka Tegay The Tonight show

Labaatan (20) sano buu u shaqaynayey NBC Conan O’Brien wuxuu ka bilaabay Qoraa uu ka ahaa Showga caanka ah ee la yaqaan SNL (Saturday Night Live) wuxuu markii danbe u soo wareegay in uu qabto Late Night Show kaas oo uu hayey in … read more »

Posted in Comedy, Featured, First Look, Madadaalo | Entertainment, The Story, Wararka Maanta, World News | Leave a comment

Colbert Knocks Conservative Pundits For Promoting Racial Profiling (VIDEO)

After suggesting that airports institute crotch screenings and check photo IDs of passengers’ balls, Stephen Colbert mocked conservative news pundits last night who have suggested scrutinizing anyone Muslim or named “Abdul.” Watch The Colbert Report Mon – Thurs 11:30pm / … read more »

Posted in Comedy | Leave a comment

Jon Stewart’s Review Of 2009: Jim Cramer, Rush Limbaugh, And More! (VIDEO)

2009 was a crazy year, and Jon Stewart has been with us the whole way. And while we anxiously await some fresh episodes, “The Daily Show” tides us over with this recap of the past year. Stewart’s bout with Jim … read more »

Posted in Comedy | Leave a comment

The Stupid Virus (VIDEO)

“SuperNews!”–aka the guys that brought you the Twouble with Twitters, Larry King interviewing the Large Hadron Collider and Emoticon Wars–have returned this week to bring you the answer to this question: Why are people so stupid? Turns out it’s a … read more »

Posted in Comedy | Leave a comment

Melbourne is Under Siege [FUNNY VIDEO]

Click here to Watch Meet Xaaji MAQUUSTE in the flesh Talk to TUFAAX say Hi to HURDAAYE Chill with JAY Hug the MACALIN .. he is lonly Take photo with FOB.(mr Fresh of the Boat) Come to the Somali Youth … read more »

Posted in Comedy, Warar Kale [ Other News ] | Leave a comment

Majaajilo – Hadalada filimada Maraykanka ugu caansan oo dhamaystir kale leh (VIDEO)

Daawo ninkan sida fiican u matalaya hadalada aflaamta Maraykanka ugu caansan (haddii aad filimaanta si fiican u daawatid waad fahmi kartaa) . Laakiin dhibtu waxay ka taagan tahay haddii uu xasuusan lahaa ereyada dhamaystirkooda. Daawo

Posted in Comedy, VIDEOS | Leave a comment

Ninkan Armaajadaada maxaa soo dhex galiyay? (VIDEO)

Waligaa hadaad  maqasho sheekadaan oo kale ama qof uu kugu yiraahdo “…Markaas baa armaajadaan la igu soo dhex qufulay” maka rumaysan lahayd?. Video-gan ayaa waxaa duubay Canal+ oo ah TV Faransiis ah oo ku caan baxay filimaanta aadka looga helo, … read more »

Posted in Comedy, VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

WATCH Obama To Letterman: “I Was Actually Black Before The Election”

Obama’s visit made him the first sitting president to appear on Letterman’s program. He had been on Letterman’s show five times before, though, most recently in September 2008. Letterman covered a number of topics with Obama — many of them … read more »

Posted in Comedy, VIDEOS | Leave a comment

Colbert Takes On Glenn Beck’s Advertiser Exodus (VIDEO)

Stephen Colbert rushed to Glenn Beck’s defense last night after news broke that several advertisers have pulled out of Beck’s show. Procter and Gamble, Lawyers.com, Progressive Insurance, and more declined to be associated with Beck’s program after he called President … read more »

Posted in Comedy | 1 Comment