Monthly Archives: May 2014

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Qaraxii xalay ka dhacay Mogadisho

BATAMAHA – Afhayeenka Laamaha Amaanka Soomaaliya Qaasin Rooble oo la hadlayey Idaacada VOA laan-teeda Afka Soomaaliga ayaa ka hadlay Qaraxa Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho. Qaasin Rooble ayaa sheegay in Qaraxa uu ahaa mid Fashilmay islamarkaana aan laga gaarin hadafkii … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

SOMALIA: Baarlamaanla dalka oo maanta yeelanaya kulan

BARTAMAHA – Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulamadoodii Caadiga ahaa ku yeelanay Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaan Max’ed Cumar oo la hadlay Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Baarlamaanka maanta ay Shirayaan islamarkaana ay ka hadlayaan sida … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

AMISOM: Waxaanu soo dhawaynaynaa howlgalkii lagu soo furtay Ganacsatadii Al-shabab afduubatay

BARTAMAHA – War saxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa ayuu ku yiri danjiruhu “Waxaan ugu hambalyeyneynaa ciidamada (AMISOM iyo kuwa maamulka Juba) shaqada wanaagsan, waxaana caddeyneynaa dadaalkeena aan ku caawineyno dadka Soomaaliyeed”. Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa ganacsatadan afduubtay ayagoo ku soo jeeda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxwayne Silaanyo oo ka warbixiyay khilaafka siyaasadeed ee ka jira Somaliland iyo qaraxyadii dhawaan dhacay

BARTAMAHA – Bismilaahi Raxmaani Raxiim Alxamdu lilaah, Wasalaatu Salaamu Calaa Rasuulu laahi. Dhamaan waxaan salaamayaa bulshada Somaliland gudo iyo debedba, waxaan jecelahay in aan wax ka idhaahdo labo shay oo inagu cusub, kuwaas oo ah: A) Amaanka, iyo Qaraxyada inagu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaanadii kasoo horjeestay Madaxwayne Xasan Shiikh oo baaq u diray Beesha Caalamla

BARTAMAHA – Qaar ka mid ah Xildhibaanadii ka soo horjeeday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud islamarkaana ka dalbaday in uu Iscasilo ayaa maanta ku lan ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa Xildhibaanada waxaa ay Beesha Caalamka ugu baaqeen in ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qarax ka dhacay Hargaisa, Somaliland

BARTAMAHA – Qaraxan ayaa waxaa la sheegay inuu ka dhacay wadada dhabarka dambe ka marta Isbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa Taas oo Magaalada Dhex Marta laakiin ilaa hada lama oga cida ka dambeysay qaraxan waxaan kaloo wlai la soo sheegin … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

5 qof oo koronto ku dishay Galkacyo

Wararka naga soo gaaraya magaalada gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in Maanta 5 Ruux ay Koronto ku dishay Magaaladaas kuwaas oo ka mid ahaa shacabka magaalada waxaana ay u geeriyoodeen markii Korontadu ay qabatay Xili Roobab ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaxooti Soomaali ah oo laga saaray xero dhacda xuduud ka France iyo England

BARTAMAHA – Cidamada booliska dalka faranca ayaa shaaca kaqaaday in dadka laga rarayo xerada qaxoootiga ee Calais kasoo kala jeedaan wadamada Somalia,Syria,Afghanistan,Pakistanm iyo Eretria. Xerada Calais ayaa waxaa kadilaacay cudurada ay kamidyihiin Kuwa maqaarka kudhaca taasi ayaana kaliftay in ciidamada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xukumada Soomaaliya oo gudi dib u eega dastuurka dalka magacowday maanta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa waxaa looga hadlay ansixinta gudiga madaxa banaan ee dib-u- eegista Dastuurka iyo Arrimaha la xariira amniga. Wasaarada Dastuurka iyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Baasa boorka dalka Sweden oo la ogaaday inuu yahay kan ugu fiican aduunka +( Warbixin)

BARTAMAHA – baasa boorka ugu qiimaha badan adduunka, waxaana soo raaca baasaboorrada dalalka Finland iyo UK – daraasad dhowaan la sameeyay ayaa sheegtay. Hal arrin oo ka dhigtay inuu baasaboorka Sweden noqdo mid qiimo badan ku fadhiya ayaa ah in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dardaarankii ninkii isku qarxiyay Albaabka hore ee xarunta baarlamaanka soomaaliya

BARTAMAHA – Weerarkii Al shabaab maalmo ka hor ka Geesteen Xarunta baarlamanaka Somalia oo ay Fuliyeen Koox ka tirsan Dagaalamayaasha al shabaab ayaa waxaa ragii Fuliyay ka mid ahaa Muqtaar oo ahaa Ninkii ugu horeeyay Ee Xarunta Iridkeeda isku qarxiyay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xafiis baasa boorada Soomaaliga ah laga qaadanayo oo laga yagleeyay K/afika

BARTAMAHA – Wadanka Koofur Afrika ayaa Xalay waxaa si Rasmi ah Xariga looga Jaray Xarun laga qaadan Doono Baasa Borka Somalia kaas oo uu Furay Taliyaha laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Somalia Gen Cabdulaahi Gaafow Maxamuud oo Maalmahaanba ku sugnaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Soomaali hasyta dhalashada Norway oo lagu dilay dalka Syria

BARTAMAHA – Wargayska Dagbladet ayaa qoray in dalkaasi Syria lagu dilay ruux Somali ah oo heesta dhalashada dalka Norway kaa oo qeyb ka ahaa Kooxda Argagixisada ah (ISIL)ee kadagaalanta dalalka Iraq Iyo Syria. Ruuxan Magaciisa Website-ku ma’uusan shaacin balse waxaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Baarlamaanka soomaaliya oo sheegay in ay la xisaabtamayaan laamaha amaanka

BARTAMAHA – Kulan ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Somalia ayaa waxaa uu dhex maray Gudiyada Difaaca iyo Amniga Baarlamaanka Somalia kulankaas waxaa looga hadlayay Amaanka baarlamaanka iyo ka hadalka Go.aano amaanka la xiriira oo Gudiyadaani horay ugu soo Gudbiyeen Madaxda Baarlamanaka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabab oo ka baxaysa ururka Al-qaida

Warar ay Helayaan warbaahinta ayaa waxaa ay sheegayaan in Hogaamiyaha Al Qaacidada Somalia ka dagaalanta Ee Al shabaab Axmed Cabdi Godane uu wado qorshe uu Al shabaab uga saarayo Urur weynaha Al Qaacida oo uu Isagu horay ugu dhawaaqay in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Askartii difaacday xarunta baarlamaanka oo la dalacsiiyay

Taliyaha ayaa salaan ka qaatay Ciidanka ka dibna waxaa uu indhihiisa ku arkay Bur burkii Xarunta ka soo gaaray weerarkaas ka dib ayuuna saxaafada la hadlay waxaana uu sheegay in ciidamadan ay ka midyihiin kuwii difaacay, islamarkaana fashiliyay weerarkii Al … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Sarkaal u dhashay Turkiga oo si arxan dara ah loogu dilay Mogadishu maanta

Sarkaalkaan ayaa waxaa lagu Magacaabi Jiray sacaadu diin Dogan Waxaana uu ahaa Taliyaha Ciidanka amniga Shirkada Diyaaradaha Turkish Air Lines waxaa la dilay galabta saacadu markii ay ahayd 5:00 Galabnimo Sarkaalkaan ayaa waxaa rasaas la dhacay Kooxo Hubeysan Cida ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Amnesty International oo si kulul u canbaaraysay dowladda Kenya

Ku xigeenka Agaasimaha Amnesty international ee bariga qaarada Africa Michelle Kagari,ayaa warbixin uu soosaaray oo lagu daabacay bogga Amnesty waxa uu kusheegay in qaxootiga somalida ee dalka Kenya wali ay kujiraan caburinta ay kuheeso dowlada dalka Kenya . Michelle kagari … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda Soomaaliya oo laashay casumaad ay ka heshay shir looga hadlayo arimaha qaxootiga oo ka dhacaya Nairobi

Dib u dhac ayaa ku yimi shir maanta ka furmi lahaa Magaalada Nairobi kaasi lagu waday inuu dhaxmaro Dowladaha Somaaliya iyo Kenya iyo QM Wararka ayaa sheegaya in Dowladda Somaaliya ay ku gaanseertay inay ka qeybgasho kulankaasi maadaama Ciidamaad Kenya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Samantha Lewthwaite oo Soomaaliya ku guursatay sarkaal ka tirsan Alshabab

Warar laga helay sirdoonka dalalka Kenya iyo Ingiriiska ayaa waxaa ay sheegayaan in haweeneyda sida weyn loo doon doonayo ee u dhalatay dalka Ingiriiska ee la yiraahdo Samantha Lewthwaite inay guursatay mid ka hogaamiyaasha Xarakadda Al-Shabab oo kasoo jeeda mid … read more »

Posted in Featured | Leave a comment