Calendar

SOMALIA: Baarlamaanla dalka oo maanta yeelanaya kulan

BARTAMAHA – Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulamadoodii Caadiga ahaa ku yeelanay Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Max’ed Cumar oo la hadlay Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Baarlamaanka maanta ay Shirayaan islamarkaana ay ka hadlayaan sida loo sii wadilaah Hoowshii Shaqo ee Ummadda ay u haayeen.
Xurnta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa 24-kii Bishaan waxaa weeraray Al-shabaab,Weerarkaas oo geeystay Dhimasho aad u badan iyo Dhaawac soo gaaray Tiro Xildhibaano ah .
Waxaana Maalmahaan ka socday Dib u dayactir lagu sameenayo Xarunta Baarlamaanka Ee Magaalada Muqdisho.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku Howlanaa Xiligii Weerarka ka hor Shaqoyin ay ka mid yihiin La Xisaabtanka Golaha Wasiirada Soomaaliya iyo Shaqooyin kale.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: