Calendar

Xildhibaanadii kasoo horjeestay Madaxwayne Xasan Shiikh oo baaq u diray Beesha Caalamla

BARTAMAHA – Qaar ka mid ah Xildhibaanadii ka soo horjeeday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud islamarkaana ka dalbaday in uu Iscasilo ayaa maanta ku lan ku yeeshay Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa Xildhibaanada waxaa ay Beesha Caalamka ugu baaqeen in ay Faraha kala baxdo Amuuraha Soomaaliya ,waxeyna sheegeen in Soomaaliya ay aydu Heshiin karto.

Xildhibaan C/laahi Sh Cismaaciil oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Dowladdaha Caalamka markii Madaxdooda ay is qabtaan ayagu ay Xal gaaraan.

Waxaana Xildhibanadaan ay Qeyb ka yihiin,Xildhibaano 5-tii Bishaan May Bayaan ay ku Dalbanayaan in uu iscasilo Madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: