Calendar

AMISOM: Waxaanu soo dhawaynaynaa howlgalkii lagu soo furtay Ganacsatadii Al-shabab afduubatay

BARTAMAHA – War saxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa ayuu ku yiri danjiruhu “Waxaan ugu hambalyeyneynaa ciidamada (AMISOM iyo kuwa maamulka Juba) shaqada wanaagsan, waxaana caddeyneynaa dadaalkeena aan ku caawineyno dadka Soomaaliyeed”.

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa ganacsatadan afduubtay ayagoo ku soo jeeda magaalada Kismaayo, waxayna u kaxeysteen dhinaca degmada Jilib. Ciidamada AMISOM iyo kuwa maamulka ayaa ka daba tagay oo soo badbaadiyay dadkaas oo isugu jiray rag iyo haween.

Danjire Annadif ayaa cambaareeyay afduubkaas oo uu ku sifeeyay mid lagu abuurayp cabsi isla markaana lagu inkirayo xuquuqda ay dadku u leeyihiin inay so xor ah u shaqeystaan islammarkaana ugu socdaalaan waddankooda.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: