Calendar

Wasiiradii Hore ee Arimaha Dibadda Soomaaliya oo si kulul uga hadashay Eedayntii UN-ka

BARTAMAHAWasiiradii Hore ee Arrimaha Dibada ee Soomaaliya Fowziyo Xaaji Aadan  oo hadana ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa si kulul oga Jawaabtay Eedeen oga timid Hay’ada QM u qaabilsan Cuna qabateynta Wadamada Soomaaliya iyo Eletaria ee Monitoring Group. 

Waxay Sidoo Fowziyo Xaaji aadan sheegtay in Eedeynta Hayada Monitoring Group ay tahay mid Xaqiiqda ka Fog oo la dhoob dhoobay islamarkaana Kooxdaasi ay Caadeysatay Wax ka Sheega Madaxda Qaranka Soomaaliya.

Fowziyo  ayaa sheegtay in ay Kooxda Monitoring Group ay Dacwad ku Fureyso,taas oo ku aadan in Wax aan Cadeyn loo hayn lagu eedeeyo Madaxda Dowladda Soomaaliya Eedeyso.

Qoraal ay soo saaratay Hay’ada  UN Monitoring Group waxaa ay sheegtay in Madaxweynaha Soomaaliya.Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada Fowziyo iyo Hay’ad Maraykan ah ay Musuq maasuqeen Hanti Qaranka Soomaaliye uu lahaa.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: