Calendar

Ronaldo oo in La fasaxo ku qasbayo Real Madrid

Cristiano Ronaldo ayaa sugaayay 11 bilood in ay kooxdiiis hishiis cusub lagasho lakiin hada isaga ayaa cadaadis ku saari doona in ay fasaxdo .

Laacibka ugu qaalisan dunida Cristiano Ronaldo ayaa ku sii socda wadada aada garoonka Old Trafford laakin jariirada The Sun ayaa aaminsan in Ronaldo uu kooxiisa la sii joogi doono labo sano oo hor leh.

Sanadkii 2009 kooxda United ayaa ku guul dareysatay in ay ceshato Ronaldo markii uu £80milion ugu dhaqaaqay kooxda gabalkeedu sii dhaacyo ee Real Madrid .

Warabixinta ayaa sidoo kale tilmaameysa in Ronaldo uu ka maseer sanyahay Lionel Messi oo kooxdisa la galay lix sano oo heshiis ah oo ku kacaya £102milion

Fergie aya todobaadkii la so dhaaafay sheegay in Ronaldo iyo s Messi aysan waxba isku dhaamin kubbada cagta taasoo la rumeysan yahay in ay ka mid tahay qalqaalada laacibkaan ee kooxda Man United

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: