Weerar yahanka reer England Michael Owen oo si lama filaan ah ugu wareegay Man.Utd

Posted on Jul 6 2009 - 7:56pm by News Desk
Tweet
Pin It

umbro-michael-owenBartamaha — Waxaa maant saxaafad spoortiga ee yurubta ay si aad ah ooga hadlayeen Michael owen oo ah weerar yahan si aad looga yaqaan dunida sportiga kadib markii uu si kadis ah 2 sano ugu sixiixay Manchester United.

Warka ayaa laga soo xigtay websiteka Manutd.com waxaa saxaafadu ku cabirtay imaanshaha owen ee manchester kadib markii uu naadigii u ciyaarijiray ee newcastle saljugle loogu tuuray sanad kii lasoo dhaafay heerka hoose ee ciyaaraha england oo looyaqaan “chanpionship”. owen ayaa sheegay in aad ugu riyaaqsanyahay in ka ciyaaro oldtraford.
Owen waa laacib wuxuuna hadda kahor u soo ciyaaray Liverpool iyo Real Madrid wuxuuna dhaliyay goolal kor u dhaafaya 160 gool 291 ciyaarood. wuxuu kaloo u saftay qaranka england in kabadan 40 ciyaarood.

Barqadle
www.Bartamaha.com