Xaalada guud Ee Muqdisho oo saaka dagan ka dib dagaaladii shalay ka dhacay Caasimada.

Posted on Jan 30 2010 - 6:54am by News Desk
Tweet
Pin It

m,uqdoisBartamaha(Muqdisho):-Xaalada guud ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka xasiloon ka dib dagaalo shalay inta b adan ka socanayay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Dadka Magaalada ayaa waxa ay saaka ku soo tooseen jawi daghanaansha ah ka dib dagaalo shalay inta badan magaalada laga maqlayay kuwaasi oo bilowday saqdii dhexe ee habeenkii la soo dhaafay.

Wadooyinka Magalaada ayaa caadi u shaqeynaya iyadoo gaadiidka ay yihiin kuwa si daganaan ah ku maraya wadooyinkii shalay uu dagaalka saameeyay eek u yaala DegmadaHodon.

Dagaalka shalay iyo habeenkii loa msoo dhaafay ka dhacayay magaalada ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac oo kaliya kaasi oo gaaray dadka maatada ah oo aan loo turin laguna dul dagaalamo.

Xafiiska Bartamaha Wararka Soomaaliyeed www.Bartamaha.Com

Muqdisho-Somalia.