Omar Hammami aka Al Amriiki (SAWIRO/Photos)

Posted on Jan 29 2010 - 5:07pm by News Desk
Tweet
Pin It

amriiki

Omar Hammami safarkiisu wuxuu ka bilowday magaalo aad u dad yar oo muslimiintu ay aad ugu yar tahay wuxuuna maanta ku sugan yahay oo uu ka mid yahay ciidamada Al Shabaab.

Omar Hammami aabihiis wuxuu u dhashay Syria, dalka Maraykanka markii uu aabihiis Shafik Hammami yimid afar sano kadib wuxuu guursaday Debra Hadley oo ahayd Baptist reer koonfureed ah.

Shafik Hammami wuxuu ahaa Civil Engineer Hooyadiisna waxay ahayd Macalllimad.

Hoos ka daawo sawirada Omar Hammami korriimadiisii.

1

2

3

5

6

7

8

4