Calendar

Hees cusub Farxiya fiska (Dhag Dhag lee) Video

fiskHeestan oo soo shaacbaxday habeenkii sanadka cusb oo ay live uga qaday xafladii loosameyey habeenkaas oo uu daadihinayey weriye Cawaake waxay noqotay heesta loogu jecelayahay boga youtube ka waxaa midhaha iyo laxanka sameyey Abwaan/Fanaan Joogle Jamac waxaa codkeeda ku soo gudbinaysa Farxiya fiska halkan ka daawo

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Madadaalo | Entertainment, UK & Europe.
« »

Comment: