Calendar

Muuqaal cusub: QADAAFI INTAANAN LA DILIN (VIDEO)

Screen shot 2011-10-20 at 2.36.59 PMMadaxweynihii hore ee Liibiya Mucamar Qadaafi ayaa intaan la dilin laga duubay muuqaalkan hadda nasoo gaaray, Sida aad ka arkaysana waa dhaawac. Taasina waxay cadeyn u tahay in isaga oo dagaalamaya la dhaawacay oo dhaawac ahaan lagu qabtay.

Qadaafi ayaa kadib markii la duubay muuqaalkan ay  mucaaradkiisu dileen.

Daawo:

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta, World News.
« »

Comment: