Calendar

Ra,iisul wasaaraha dalka oo Itoobiya kaga qaybgalay shirka wadamada IGAD

sawir

Muqdisho- Ra’iisul wasaaraha Somaliya Cabdiweli Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

Ra,iisul warasaha ayaa kaqaybgeli doona shirka 25-aad ee dowladaha ku midoobay IGAD, waxaana uu shirka kusoo bandhigi doona isbedeladii u dameeyay ee ay dowladu kasamaysay ladagalanka Al-shabaab.

Shirka oo dhowaan ka furmaya Addis Ababa ayaa looga hadli doono arrimo khuseeya gobalka Gaar ahaana dagalada ka socda koonfurta Suudaan iyo xaalada Soomaliya.

www.Bartamaha.com

 

 

Comments

comments

Category : Top News, Wararka Maanta.
« »

Comment: