Calendar

Ra,iisul Wasarihii hore ee Soomaliya oo Aas qaran loogu sameeyay Muqdisho

Muqdisho_ Waxaa Saaladii jimcada kadib magaalada Muqdisho Lagu Aaasay AUN Ra’iisul wasarihii hore ee Somaliya Cabdrisaaq Xaaji Xuseen, oo maanta maydkiisa laga soo dejiyay garoonka diyaradaha Muqdisho.

Aaska Marxuumka ayaa waxaa kaqaybgalay madaxada ugu saraysa dowlada Somaliya, masuuliyin katisan maamulada kajira dalka oo uu kamid yahay madaxweynaha dowlada Puntland cabdweli Maxamed Cali Gaas.

AUN marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ayaa soo noqday Ra,iisul wasarihii labaad ee Somaliya, waxaana horaantii todobaadkan uu ku geeriyoday dalka Maraykanka.

www.Bartamaha.com.

 

Comments

comments

Category : Top News.
« »

Comment: