Published On: Wed, Dec 5th, 2012

Sawirqaade Nin Dhimanaya intuu badbaadin lahaa Sawiro ka qaaday [ VIDEO ]

Share This
Tags

R. Umar Abbasi, sawirqaadihii ka qaaday sawirka nin lagu tuuray jidka tareenka uu maro daqiiqado dabadeedna uu tareenku korka ka maray ayaa markii ugu horeysay ka hadlay TVga Maraykanka isagoo sharaxaya sababta uusan u caawin ninka naf la caariga ah ee tareenka jidkiisa lagu tuuray.

Sawirkan uu qaaday R. Umar Cabaasi ayaa dadka oo dhami ay aad uga caroodeen waxaana ilaa iyo hadda la is weydiinayaa muxuu sawirqaadahani uu u badbaadin waayay ninkan dhibaataysan. Suaalo badan ayaa dadku isla dhexmarayaan oo ay ka mid tahay hadaad sawirqaade tahay ama suxufi ma nolosha iyo badbaadinta dadka ayaa horeysa mise shaqadadaada iyo sawirka ama muuqaalka ku dhaafaya ayaad ka faaiidaysanaysaa?.

Jawaabtaada ka dhiibo hoosna ka daawo waraysiga:

Halkan ka daawo Sawirqaadaha oo sharaxaad dheeri ah bixinaya

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";