Calendar

Daawo Video toos kuu tusaysa nin afduubtay dad meel ku shirayay (VIDEO)

flaMaalintii talaadada ahayd (14kii Diseembar) ayaa nin reer Florida, Maraykanka ah oo 56 jir ahaa wuxuu sameeyay wax aad loola yaabay oo sababay dhimasho . Clay oo ka xanaaqsanaa ceyrinta la ceyriya xaaskiisa ayaa intuu bistoolad lasoo galay halkii ay ku shirayeen madaxda iskoolka xaaskiisu ay ka shaqaynaysay wuxuu ku amray in dumarku ay ka baxaan qolka laakiin 6da nin ee kuraasta madaxda saarnaa ay joogaan si uu u weydiiyo sababta ay arrintani ku dhacday.

Waxaase kasii daran haweenay geesinimo ama doqonimo samaysay oo qofkii daawadaa uu ka yaabayo, Ginger waxay samaysay weligiin ha samaynina.

Arrintani waxay ku dhamaatay in xabado la is weydaarsado  oo Clay uu halkaas naftiisa isku dilay.

Daawo:

Comments

comments

Category : VIDEOS, World News.
« »

Comment: