Calendar

15 soomali alqaacida ah oo lagu xiray wadanka yeman

Abyan press:hoowlgal ay sameeyeen ciidamada wadanka yeman ayay kusoo qabteen lix nin oosoomali ah kuwaasoo kagarab dagalamayay uruka alqacidada yeman ee kadagaalama gobolka abyan

Afhayeen uhadlay ciidamada doowlada gaar ahaan magaalada cariish ayaa sheegay in ciidamada amanka qeeybta 39aad soo xireen lix nin oosoomali ah meel udhow magaalada sinjibaar

Afhayeenka ayaa sheegay in ragaan ay hada baaris ku socoto

Waxaa xusid mudan in ciidamda doowlada yeman ay horay uqabteen rag kaloo soomali ah kana garab dagaalamay alqaacida iyadoo tirada guud e soomalida lagu qabtay yeman iyagoo kagarab dagaalmaya alqaacida kadhigeeysa 15 waxana dhamaantood loogudbiyay magaalada cadan sii halksaa suaalo loogu weeydiiyo

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« Next Post »

Comment: