Author Archives: Maxamed Madani

Puntland oo soo dhoweysay aqoonsiga maamulka saddexda gobal

Dowlada Puntland waxa ay soo dhaweynaysaa aqoonsiga la aqoonsaday Maamulka Koonfur Galbeed ee ka kooban Saddexda Gobol ee kala ah Bay, Bakool iyo Shabeelada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Dowlada Puntland waxa ay cadaynaysaa Dhismaha Maamulka ka kooban Saddexda Gobol in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaramada Midoobay oo soo dhowaysay heshiiska maamulka saddexda gobol (war saxafaded)

Muqdisho, 23 June 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay heshiiska maanta la gaaray ee ah in maamul goboleed cusub oo ku meelgaar ah laga dhiso koonfur … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Puntland oo kasoo horjeesatay heshiis ay dowlada Somaliya la gashay shirkad ka shaqaysa shidaalka (Daawo)

Dowlada Puntland ayaa kasoo hor jeesatay heshiis ay wasaarada macdanta DFS la gashay shirkad ka shaqaysa shidaalka oo magaceeda la yiraahdo Shell, sida uu saxaafada usheegay agaasimaha Macdanta iyo Baatroolka Puntland Ciise Maxamuud Dhoolawaa. Agaasimaha oo shir jaraa’id ku qabtay … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul wasaarihii hore ee Somaliya Nuur Cade oo muqdisho laguso dhoweeyey (sawirro)

Muqdisho_ Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladii kumeel gaar ahayd Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) ayaa dib ugusoo laabtay magaalada Muqdisho, waxaana kusoo dhoweeyay garoonka diyaradaha siyaasiyin iyo wax garad kasoo jeeda magaalada Muqdisho. Masuuliyiinta soo dhoweysay ayaa waxaa kamid ah … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Ururka Al-shabaab oo Gaari Raashin siday ku gubtay duleedka Qoryoolay

Ururka Al-shabaab ayaa lagusoo waramayaa in habeenkii xalay  duleedka degmada Qoryoolay ay ku gubeen gaari siday shixnad Raashin ah oo urarna ganacsato degan gobalka Shabeelaha Hoose. “Gaariga shixnada uu waday waxay isugu jirtay Raashin iyo agab kale, waxay ahayd inuu … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland oo lagusoo dhoweeyay magaalada Nairobi

 Nairobi_ Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, kadib casumaad rasmiya oo ay ka heleen dowlada dalkaasi. Madaxweynaha oo safarkiisa ku weheliyaan xubno katirsan golihiisa wasiirada, gaar ahaana … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Xulka Nugaal oo sanadkii labaad xejistay koobka tartanka kubada cagta ee gobalada Puntland

Garowe_ Xulka gobalka Nugaal ayaa sanadkii labaad xejistay koobka tartanka kubada cagta gobalada Puntland, waxaana cayaartii kama damaysta ahayd ay galabta iskaga horyimaadeen xulka gobalka Sool. Jawiga garoonka kubada cagta ee Miro Awaare ayaa ahaa mid degan waxaana aad loo … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Tartanka Cayaaraha gobalada Puntland oo maanta lasoo gaba gabayn doono, iyo Amaanka Miro Awaare oo la adkeeyay

Garowe_ Waxaa la filayaa galabta in lagsuu gaba gabeeyo garoonka Miro Awaare ee magaalada Garoowe tartankii 7aad ee koobka kubada cagta gobalada Puntland, oo beryihii lasoo dhaafay si habsamileh uga socaday magaalada Garoowe. Cayaarta kama damaysta waxaa galabta isku arki … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Amaanka Muqdisho oo la sugaayo Bisha Ramadaan

Muqdisho_ Xili maalmo kooban ay kaharsan yihiin bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa waxaa laamaha amaanka ee magaalada Muqdisho ay isku dayayaan inay adkeeyaan amaanka magaalada, kadib markii ay ogaadeen in kooxda Al-shabaab ay weeraro ka fulin rabta Muqdisho. Afayeenka laamaha … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul wasaarha Somaliya oo Madaxweynaha Kenya kala hadlay sidii loo xoojin laha xiriirka labada dal (sawirro)

Ra’iisul wasaaraha Somaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo boqasho ku jooga dalka Kenya ayaa kullan kula qaatay magaalada Nairobi madaxweynaha dalkaasi mr. Uhuru Kenyatta, labada masuul ayaa la sheegay inay kulankoda diirada kus aareen xoojinta xiriirka labada dale e dhinacyada Siyaasada, … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Nigeria oo guul gaartay, Ghana oo Jarmalka cashar bartay iyo Argentina oo silic ku badisay (sawirro)

Xulka Nigeria ayaa ka guulaystay Bosnia-Herzegovina, taasi oo usahashay inay noqdaan xulka ku xiga Argetine oo usoo gudba wareega 16-ka waxaana halkaasi uga hartay cayaarta xulka Bosnia-Herzegovina. Qaybtii hore ee cayaarta ayaa Nigeria waxaa usuuta gashay inay la timaado gool, … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Dr. Cali Macow Aways oo si ballaaran loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe (sawirro)

Garoowe_ Waxaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe Dr. Cali Macow Aways oo ah dhakhtar ay siweyn uyaaqaanin dadka Somaaliyeed, isla markaasna xarumo caafimaad kulleh dalka Jarmalka. Soo dhowaynta Dr-ka ayaa waxaa kaqayb qaatay Masuuliyin katirsan dowlada Puntland iyo … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka warfaafinta Soomaliya oo kahadlay waxqabadka Dowlada ee todabadkii lasoo dhaafay (War-saxafadeed)

Mogadishu, 21 June 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Wadatashiga Siyaasadda Dhalinyarada … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Wariye Yuusuf Kaynaan oo Saaka ku geeriyoday Qarax loogu xiray Gaargiisa

Muqdisho_ Alle ha unaxariistee Wariye  Yuusuf Axmed Abuukar (kaynaan) ayaa saaka  ku geeriyoday qarax loogu xiray gaarigisa, xili uu ku sugnaa inta udhexaysa Bacaadlihii hore iyo Hotelka Muna oo ka tirsan degmada Xamar weye ee gobalka Banaadir, waxaana qaraxa loogu xiray … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Xulka France oo usoo gudbay wareega 16-ka iyo Egland oo isaga haray koobka addunka (sawirro)

Xulka dalka Ingiriiska uga qaybgalaya cayaaraha koobka aduunka ayaa ka quus go,ay rajadii caatada ahayd ee ay ku haminayeen kadib markii xalay kooxda Cost Rica ay dhulka ku jiiday xulka Talyaaniga, kadib gool qurxoon oo uu udhaliyay xidiga Bryan Ruis, … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Cayaaraha gobalada Puntland oo gabo gabo maraya iyo Xulka Nugaal oo shalay Fiinalka usoo baxay (sawirro)

Garoowe_ Waxaa gabo gabo maraya tartanka ciyaaraha kubada cagta gobalada Puntland ee ka soconaya garoonka Miro awaare ee magaalada Garoowe, waxaana maalintii shalay Fiinaalka usoo gudbay xulka gobalka Nugaal oo gool Rigoore ah kaga guulaystay xulka gobalka Mudug. Ciyaartii shalay … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Daawo Sawirro Guddomiyaha G. Mudug oo booqasho ku tegay Beeraha degmada Bacaadweyn

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Maxamad yuusuf Jaamac Tigey ayaa maanta Kormeer Shaqo ku tagay Beeraha Tarro Caso, Afwayn iyo Qoriley Halkaas oo uu kula Kulmay guddoomiyuhu Guddiga Iskaashatada Beeraleyda iyo XooloDhaqatada Deegaankaas ugu Horrayn waxaa Guddoomiyaha Gobolka Warbixinta Deegaanka siiyay Guddoomiyaha … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Puntland oo sheegtay inay gacanta kusoo dhigtay Rag katirsan Al-shabaab (Dhegayso)

Garowe_ Dowlada Puntland ayaa maanta shaacisay inay gacanta kusoo dhigtay Rag katirsan Al-shabaab  , xili ay doonayeen inay ku biiraan kooxaha taabacsan Al-shabaab ee saldhiga ku leh buuraha Galgala. Ragaan oo tiradooda lagu sheegay 20 nin ayaa lagasoo kala qabtay … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland oo kaqaybgalay fadhi aan caadi ahayn oo ay Baarlamanku ku yeesheen Garowe (Dhegayso)

Garowe_ Baarlamanka dowlada Puntland ayaa maanta fadhi ka yeeshay miisaniyada ay ku shaqaynayso dowladu sanadkaan 2014-ka taasi oo ay sooo gudbisay wasaarada Maaliyada dowlada Puntland. Fadhi aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen Mudanaysha Baarlamanku ayaa waxaa kaqaybgalay madaxweynaha Puntland … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Puntland oo Taageeratay Maamulka Goboleedka koonfur Galbeed (Warmurtiyeed)

Dawlada Puntland Waxay soo dhawaynasaa doorashadii sida  nabadgelyada ah ku dhacday ee loogu doortay in uu H.E Maxamed Xaaji Cabdinuur noqdo Madaxweynaha maamul goboleedka cusub ee Koonfurta Galbeed ee Soomaaliya. Dawlada Puntland waxay si diiran ugu hambalyeynaysaa shacabka koonfurta galbeed … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment