Author Archives: Maxamed Madani

Midowga Afrika oo wakiil cusub usoo magacawday Soomaliya

Bartamaha Muqdisho_ Ururka Midowga Afrika ayaa ergay cusub usoo magacabay Soomaliya iyo hogaanka AMISOM, waxaana uu bedeli doonaa ninki horay xilkaan iskaga casilay Mohamet Salah Anadif. Ergayga cusub oo udhashay dalka Nigeria ayaa lagu magacaaba Maman Sadikou, waxaana la sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kooxo hubaysan oo nin ganacsade ah ku dilay magalada Gaarisa

Bartamaha Gaarisa _ Kooxo hubaysan ayaa gelinkii dame ee shalay Nin ganacsade ah ku dilay magaalada Gaarisa ee xarunta gobalka Waqooyi Bari Kenya. Ganacsadaha la dilaya ayaa la oran jiray Maxamed Indho-buur, waxaana kooxdii dilka gaysatay mid kamid ah gacanta ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra,iisul wasaaraha oo magacaabay Agaasimaha Hay,adda Nabad sugida

Baratamaha Muqdisho - Ra’iisul wasaaraha dowlada Soomaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa si rasmiya ugu magacaabay Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugida C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), oo horay u ahaa safiirka soomaliya ee dalka Ingiriiska. Magacabista Sanbaloolshe ayaa waxaa ogolaaday madaxweynaha Soomaliya … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Gaas oo kaqaybgalay Aaska Wasiirki hore ee Warfaafinta

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Galinkii Dambe ee manta ka qayb galay Aaas Qaran oo loo sameeyay Marxuum Abwaan Axmed Shiikh Jaamc oo ahaa Wasiirki Hore ee Warfaafinta Puntland kuna geeryooday Magaalada Garoowe. Aaska loo sameeyay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowlada Talyaaniga oo deeq Caafimaad ku wareejisay Puntland (sawirro)

Bartamaha Garowe_ Dowlada Talyaaniga ayaa maanta ku wareejisay maamulka Puntland Qalab Caafimaad oo isugu jira Dawooyin, Sariiraha Isbitalada iyo qalab xaafiseed oo loogu tala galay Isbitaalka Guud ee magaalada Garoowe. Madaxweynaha dowlada Puntland, Safiirka dowlada Talyaniga ee Somaliya iyo xubno … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirkii hore ee warfaafinta Puntland oo ku geeriyoday Garoowe

Bartamaha Garowe_ Qoyska wasiirkii hore ee warfaafinta Puntland Axmed Sheekh jaamac ayaa lagasoo xigtay inuu maanta  ku geeriyoday magaalada Garoowe. Wararka ayaa sheegaya in marxuumku uu xanuun sanaa inkastoo la xaqiijin karin xanuunka uu u geeriyaday Marxuum Axmed Sheekh Jaamac. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Degmada Guriceel oo lagu qabtay gaari sida walxaha Qarxa

Bartamaha Guriceel_ Ciidamada Amaanka ee degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud ayaa laguso waramayaa inay gacanta ku dhigeen gaari lagasoo buuxiyey walxaha qaraxa oo ladoonayey in lagu waxyeeleyo amaanka magaalada. Ciidamada ayaa gacanta ku dhigay gaarigaan xili uu marayey Kantaroolka magaalada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Nin Abuukaate ah oo maanta lagu dilay magaalada Muqdisho

Bartamaha Muqdisho_ Kooxo hubaysan ayaa maanta ku toogtay degmada Dharkenlay ee gobalka banaadir nin Abuukaate ahaa oo magaciisa la oran jiray Xabad Kaas, iyadoona ay goobta ka baxsadeen kooxdii dilka gaysatay. Goob joogayaal ayaa ku waramaya in dilka abuukataha ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka Amniga oo la magacaabay iyo Saraakiil xilka laga qaaday

Baratamaha Muqdisho_ Wasiirka warfaafinta dowlada Soomaliya Mustaf Dhuxullow ayaa war baahinta u akhriyey Digreeto kasoo baxaday xafiiska Ra’iisul wasaraha Soomaliya, oo loogu magacabay wasiirka Amniga Khaliif Axmed Ereg. Wasiirka ayaa sido kale war saxafadeedka ku sheegay in xilka laga qaaday Taliyihii … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowlada Soomaliya oo kahadashay weerarkii xalay lagu qaaday madaxtooyada

Bartamaha Muqdisho_Wasiirka Warfaafinta dowlada Soomaliya Mustaf Axmed Dhuxullow oo saaka shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin kabixiyey weerarkii xalay Al-shabaab ku qaaday aqalka madaxtooyada. Wasiir dhuxullow ayaa sheegay in dadka weerarka soo qaaday ay ahaayeen afar ruux … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Faah faahin ku saabsan weerarkii madaxtooyada iyo Alshabaab oo sheegatay

Bartamaha Muqdisho – Ururka Al-shabaab ayaa si cad usheegatay mas’uuliyada weerarkii caawa lagu qaaday madaxtooyada Soomaliya, oo uu khasaare ka dhashay. Afhayeenka dhinaca hawlagalada  ururka Al-shabaab Sheekh Abu- Muscab  ayaa warbaahinta usheegay in weerarku uu ahaa mid qorshaysan, waxaana uu intaasi … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab oo weerar toos ah ku qaaday madaxtoyada Somaaliya

Bartamaha – Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar toosa ku qaadeen madaxtooyada Soomaliya, iyadoona wararku sheegayaan in khasaare uu ka dhashay. Weerarka ayaa dhacay kadib xiliga afurka waxaana uu ka bilowday … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland oo xafiiskisa ku qaabilay safiirka Talyaaniga ee Soomaliya (war Saxafadeed)

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku soo dhaweeyay Safiirka Dalka Talyaaniga u jooga Soomaaliya Ambassador Marcelli. Madaxwayne Dowladda Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo la Hadlay Warbaahinta ayaa tilmaamay in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Horjoogayasha Xisbiga mucaaradka dalka Kenya ayaa xukuumada ugu baaqay in ciidamada dalkaasi lagasoo saaro  Soomaaliya, kadib weeraro dad badani ay ku dhinteen oo ay Al-shabaab ka gaysatay Kenya. Hogaamiyaha Isbahaysiga mucaaradka oo ka hor hadlayey kumanaan Kenayan ah ayaa sheegay … read more »

| Leave a comment

Xildhibaan Katirsanaa Baarlamankii KMG, ahaa Oo muqdisho lagu toogtay

Kooxo hubaysan ayaa maanta dil ugu gaystay magaalada Muqdisho Xildhibaan horay uga mid ahaa Baarlamankii KMG ahaa, kaasi oo lagu magacaabi jiray Cumar Bagadi. Goob joogayaal ayaa usheegay warbaahinta in dilka Xildhibaanku uu ka dhacay agagaarka gurigiisa oo ku yaala … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka xanaanada xoolaha DFS oo boqasho kutegay maxjarada magaalada Boosaso (sawirro)

Boosaaso_ Wasiirka xanaanada xoolaha DFS. Saalim Caliyow Ibrow oo booqasho ku jooga magalada Boosaso ayaa maanta booqasho ukuurgelida kutegay maxjarada xoolaha ee kuyaala magaalada Boasaaso, waxana booqashada kuweheliyey wassiirka xanaanada xoolaha Punland Cabdullaahi Cali Ducaale. Labada wasiir ayaa waxa kusoo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka waxbarshada Puntland oo kaqaybgelaya shir looga hadlayo waxbarshada caalamka

Wasiirka wasaarada waxbarashada dowlada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa kaqaybgelaya shir caalamiya oo ka dhacaya magaalada Brussles ee dalka Belgium, kaasi oo looga hadli doono sidii loo xoojin lahaa waxbarshada caalamka oo sanadkiiba mar laqabto. Shirka oo socon doona saddex … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliya oo kasoo horjeestay aqoonsiga maamulka saddexda gobal

Muqdisho_ Wasiirka arrimaha gudaha dowlada federaalka Somaaliya C/llaahi Goodax Bare oo waraysi siiyay laanta afka Soomaliga ee BBC-da ayaa kasoo horjeestay heshiiskii shalay lagu aqoonsaday maamulka saddexda gobal. Wasiirka ayaa sheegay in marki hore si khaldan loo maray maamul usamaynta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland oo xukuno kala duwan ku riday Edaysanayaal (sawirro)

Boosaaso_ Edeeysanaysha la horkeenay maxkamada ayaa loo haystay falal ay kamid yihiin, gaadiid urarna WFP oo lagu gubay duleedka Bosaso, askar dil gaysatay iyo rag lala xiriirinayay inay la shaqaynayeen Al-shabaab. Tirada dadka loo haystay falkan gaadiidka la gubay ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Somaliya oo kahadlay dagaal beeledyada ka dhacaya gudaha dalka

Muqdisho_ Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kahadlay dagaal beeleedyada ka dhacay deegano kamid ah koonfurta Somaliya, waxaana uu madaxweynuhu sheegay in talaaboyinkasi ay ka faa,idaysan karaan xarakada Al-shabaab. Madaxweynaha ayaa ka digey in lataageero dagaal beeledyada, isagoona ka codsaday … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment