Dhagayso: Shariif Xasan oo Diiday Xil-ka-qaadistii lagu sameeyey
Wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda VOA ayaa Afhayeenka Baarlmaanka DKMG ee Somalia uu sheegay in talaabidaasi ay tahay sharci-darro.
Afhayeenka ayaa ka hadlay in aanu ogeyn in Madaxweynaha ama Ra’iisal Wasaaruhu ay ku lug leeyihiin tallaabadan la sheegay in xilka lagaga qaadey.
Halkan ka dhagayso
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.