Calendar

Dhibta ka haysata Qaadka Soomaalida England degan (VIDEO)

qaadka 3Qaadka oo dalal badan oo Yurub ah uu mamnuuc ka yahay ayaa beryahan danbe waxaa soo siyaayada culays ay Soomaalidu ku hayaan dowladda Ingriiska sidii loo mamnuuci lahaa cunida iyo ka ganacsiga maandooriyaha qaadka.

TV-ga SKY ayaa sameeyay baaritaan hoose tagayna goobaha lagu iibiyo qaadka, waxayna ka soo diyaariyeen warbixintan wax ku oolka ah.

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: