Calendar

HABEENKA CIIDDA & SAADA CALI LONDON (SHOW)

Fanaanadda Qaranka Saada Cali ayaa siday ballanqaadayba xafladdii sanadka ka dhigaysa magaalada London, Habeenka sabtida taariikhduna tahay Nov 20.

Goobta lagu dhigayana waa Tudor Rose oo iku taal xaafadda South Hall. Hoos ka eeg wixii faahfaahin ah.
sado cali

back Eid1

Comments

comments

Category : UK & Europe.
« »

Comment: