Published On: Mon, Jan 7th, 2013

Messi – Cayaaryahanka dunida ugu wanagsan taariikhda [SAWIRO+MUUQAAL]

Share This
Tags

Cayaaryahanka afka hore uga cayaara kooxda Barcelona iyo xulka Argentine Lionel Messi ayaa ku guuleystey abaalmarinta cayaaryahanka aduunka e Ballon d’Or markii afaraad ee is xigta.

Messi oo 25 jir ah waxa uu taariikh cusub inuu si isku xigta Afar jeer ugu guuleystey isagoona sanadkii hore dhaliyey 91 gool.

Waxa kula tartamayay cayaaryahanka ay isku kooxda ka wada cayaraan ee Andres Iniesta iyo cayaaryahanka kooxda Real Madrid C. Ronaldo.

Dhanka Hawenkane, Abby Wambach ayaa ku guuleysatey abaal marinta.

“Dhabta hadii aan idin shego, tani waa aan la aamini karin” Ayuu yiri Messi.

“Waxa rabaa inaan u mahad saaxiibadda kale ee aan isku kooxda nahay ee barcelona – Andres, waxa ay i tahay farxad inaan kula tababarto, dhinacadane ka cayaaro” Ayuu raaciyey. “Sidoo kale waxa xasuusnahay saaxiibadeeda xulka Argentina iyo qof walba oo ila shaqeyay, macalimiinta, shaqalaha, qoyska iyo saaxiibadda. Si gaar ah xaaska iyo wiilkeega” Ayuu ku soo gaba-gabeyay.

Kooxda Aduunka ugu fiican ayaa lagu dhawaaqay oo ku jiraan saddex-da cayaaryahan ee u tartantey cayaaryahanka aduunka.

Gool-haye

Iker Casillas.

Difaac

Dani Alves, Sergio Ramos, Gerard Pique iyo Marcelo.

Khadka dhexe

Xabi Alonso, Andres Iniesta iyo Xavi.

Weerarka

Lionel Messi, Radamel Falcao iyo Cristiano Ronaldo.

DAAWO SAWIRADDA

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";