Calendar

Mourinho iyo Messi oo lagu soo martiqaaday ciyaarta lagu macasalaamaynayo Michael Ballack

Ciyaar yahankii hore ee xulka qaranka Germany Michael Ballack oo loo qaban doono ciyaar lagu macasalaamaynayo 5-ta June 2013, ciyaartaaso la filayo inay kasoo qayb galan tababarihiisi hore Jose Mourinho iyo xidiga reer Argentine Lionel Messi.

Warar laga soo xiganayo saxaafada kasoo baxda wadanka germany ee “Xpress”, taaso sheegaysa in ciyaartaas kasoo qayb gali doonan saaxiibadiisii uu barbarkooda ka ciyaaray iyo qaar ay isku qaran yihiinba.

Martida kasoo qayb gali doonta ciyaartan waxa ka mida ah “Mourinho,Messi, Drogba,Frank Lampard,Ashley Cole, iyo saaxiibadiisa ay isku qaranka yihiin sida Mascuud Ozil, Bastian Schweinsteiger,iyo Rene Adler.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: