Calendar

Roobab ka Curtay Qaar ka mid ah Deegaanada Puntland.

Bosaso Somalia — Robakaani Mahiigaanka ah aya ka da’ay qeeybo ka mid deeganada Puntland oo ka mid yihiin Gobolada Nugaal oo dhawanaahan si aad ah loogu sugaye maadaama ay dhawaanhii ugu denbeeye ee sameenayeen Banaabaxyo Roobdoon ah .

Roobababkaani Gu’ga ah ayaa Gobolada iyo Tuulooyin ay biyo dhigeen ayaa waxaa ka mid ah Gobolka Nugaal, iyo Degmada u Burtinle e u dhaxeesay Kalkacyo iyo Garoowe sidoo kale Tuulada Qarxis ayaa ayadana Roobab lagu diirsaday ka da’een.

Sponsored Link | Watch New Somali Film

Sidoo kale waxaa Roobabkani biyo dhigeen Gobolada Karkaar iyo Qardho oo roobab lagu diirsaday ka curteen deegaanada Sheerbo,Libaaxar Yaka,Libow,Shire iyo Deegaano kale oo hoosyimaada Gobolka Karkaar iyo Nugaal.

Cabdiqadar Cumar Cusmaan Shakra

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: