Calendar

Wafdi balaaran oo ka socda maamulka soomaaliland oo muqdisho soo gaaray .

1

Kadib markii ay soo gareyn wafdigaan magaalada muqdisho gar ahan garoonka aadan cadde waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay masuulin ka tirsan maamulka gobalka iyo labada gole ee dowlada masuulin ka socday.

wafdigaan ayaa  ka socda maamulka Soomaaliland oo wada deeq gar gaar ah oo lacag ah waxaa loga talagalay iney qeyb ka noqoto gurmadka iyo gargaarka loo fidinaayo dadka ay sameysay abaarta sameesay ee ku sugan magaalda muqdisho iyo xerada dhadhaab.

Wafdigaan ayaa waxaa qayb ka ahaa Abwaanka caanka ah ee maxamed Warsame Hadraawi waxaana wehlinayay xubno ka tirsan labada gole ee maamulka Soomaaliland.

Xubnaha wafdigaan maanta soogaaray magaalada Muqdisho ayaa waxa ay wadeen deeqo ay iska soo aruuriyeen shacabka Soomaaliland iyo ganacsatada shirkadaha ku leh halkaasi kuwaasi oo ay ugu talagaleen in ay soo gaarsiiyaan dadka ku dhibaateesan magaalada Muqdisho iyo gabalada dalka sida xadka kala qeybiya soomaaliya iyo kenya.

Waa wafdigii ugu balarnaa ee soo gaara caasimada soomaaliya oo ka socda maamulka soomaaliland taniyo markii ay masheea ka baxday dowladdii dhexe oo mudo labatansana ah ay wax xiriir ah yelanen woqooyi iyo koofurta .

wafdi balaaran ee ka socda maamulka soomaaliland

2311xafiiska wararka bartamah muqdisho

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: