Calendar

Wasiirada Puntland oo maanta hortegi doona Baarlamanka

Garowe_ Waxaa maanta qorshuhu yahay in la horgeeyo Wasiiradda cusub ee Puntland mudanayaasha Baarlamanka si ay codka ogolaanshaha ugu qaadan.

Munaasabada Ansixinta Wasiirada Cusub oo lagu wado inay kadhacdo xarunta Baarlamanka ee magaalada Garowe ayaa waxa kaqaybgeli doona madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

Dhowaan ayay ahayd markii uu madaxweyne Cabdiweli Gaaas uu soo dhisay gollo wasiiro oo kakooban 47- wasiir, waxaase jiray qaarkamid beelaha Puntland oo saluug kamuujiyay habka uu madaxweynuhu usoo dhisay wasiirada.

Wixii kasoo kordha Dib ayaan idiin kusoo gudbin hadii Alle Idmo.

www.Bartamaha.com

Xafiiska Puntland.

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: