Calendar

Adel Taarabt ” Barcelona Ayaa Si Weyn Ii Dooneysa “

taraabnKubad sameeyaha kooxda QPR Adel Taarabt ayaa shaaca ka qaaday in naadiga Barcelona iyo kooxda dalka RassiaAnji Makhachkala ay si weyn u daneynayaan in ay la hishiiyaan .
Inakstoo hishiis afar sano gaaraya uu u saxiixay laacibkaan u dhashay Maroco kooxdiisa QPR hadana waxaa laga soo xigtay afkiisa in kooxahaas ay weydiiyiin xaalkiisa , balse madaxa kooxda ayaa ku war giliyay in aan la iibineyn .
“Ma aqaan waxa dhici doona , balse aniga aadayaan u jeclahay kooxda iyo tagaeerayaasha ayuu sii raaciyay” Adel Taarabt.
Adel Taarabt ayaa ah laacib ku wnaagsna kubad sameynta inakstoo kooxdiisa ay ku jirto liiska ugu hoseysa hadaan laacibka hadii uu helo kooxd weyn heerkiisa ciyaaraha aad ayay u saramarayaan.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: