Calendar

Alex Song ” Waxaan Rajeynayaa In Arsenal Iska Hor Imaano” Iyo Qoryo Tuurka Oo Maanta Dhacaya.

soongLaacibka qadka dhexe ee kooxda Barcelona Alex Song ayaa qiray in arin gaar ay u ahaan laheyd hadii koxdiisa wareegga 16-aad ee horyaalka kooxaha yurub isku aadaan kooxdiisii hore ee Arsenal .
Maanta ayaa la qabanaya munaasabada qoryo tuurka wareega 16–aad waxaana si weyn loo tilmaamayaa in Barcelona iyo Arsenal isku aadaan .

“aad ayaan u farxi lahaa hadaan ku laabto garoonka Imaraad, waayo 7-sano yaan ku soo qaatay , waan dareemayaa in taagaeero aan la kulmi doono balse muhiimada waxa ay tahay in Barcelona ay natiijo wanaagsan kala soo laabato” ayuu sii raaciyay .

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: